Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Muxuu Guddoomiye Cirro kaga Jawaabay Shirka Wada-tashi ee Madaxweynuhu ugu baaqay Xisbiyada Mucaaradka?

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa soo dhaweeyey Shir wada-tashi ah oo madaxweynaha Somaliland ugu soo jeediyey Xisbiyada...

Beesha Caalamka oo ku hanjabtay Cawaaqib-Xumo Somaliland kaga iman karta Go’aankii Guurtida, soona dhaweysay Shirka Wada-tashi ee Xukuumaddu ku baaqday

Hargeysa (SLpost)- Daneeyayaasha Beesha Caalamka ee taageera nidaamka Doorashooyinka iyo barnaamijyada horumarinta Somaliland, ayaa walaac xooggan ka muujiyey go’aanka muddo-kordhinta ee Golaha Guurtidu u...

“Danta Somaliland shacbigeeda iyo goleyaasheeda ayay u taallaa, beesha caalamkana…” Wasiirka Khaarajiga

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay muddo-kordhinta xukuumadda ay dhawaan u sameeyeen...

WADDANI Muxuu Ka Yidhi Gogosha Wada-hadal Ee Ay Xukuumaddu Sheegtay Inay U Fidisay Mucaaradka?

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka fal-celiyay dhawaaq ay xukuumadda talada haysaa ku sheegtay inay gogol wada-hadal oo lagaga xaajoodo khilaafaadka...

Cuqaasha Iyo Wax-garadka Beelaha Sacad Muuse oo taageero mug leh ku barbar-joogsaday Go’aankii Golaha Guurtida Muddo Kordhinta ugu sameeyeen Xukuumada Siilaanyo Iyo Wakiilada

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah cuqaasha iyo wax-garadka ka soo jeeda beelaha Sacad Muuse, ayaa taageero xoog ah u muujiyey go’aanka muddo kordhinta...

Milateriga Burundi Oo Sheegay Inay Af-gembi Kula Wareegeen Madaxtooyada Dalkaas

Bujumbura, (SLPost)-  Sarkaal ka tirsan milateriga Burundi ayaa sheegay in madaxweyne  Pierre Nkurunziza ay ciidamadu kala wareegeen hogaankii dalka. Maj Gen Godefroid Niyombareh ayaa ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img