HomeHogaamiyeyaasha Bariga Afrika Oo U Ballansan Baanashada Banaan-baxyada Burundi

Hogaamiyeyaasha Bariga Afrika Oo U Ballansan Baanashada Banaan-baxyada Burundi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dara-salam, (SLpost)- Madaxda dalalka bariga Afrika ayaa maanta ku kulmaya caasimadda dalka Tanzania ee Daral-salaam, si ay uga wada hadlaan qalalaasaha siyaasaddeed ee hadheeyay dalka Burundi.maxresdefault

Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa la filayaa inuu kullanka ka qaybgalo, waxaanay hogaamiyeyaasha kulankaas kazoo xaadirayaan ay inay xal ka gaadhaan soo celinta nabadda ee dalka Burundi.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay dibad-baxyo ka dhacay magaalada Bujumbura, markii madaxweynuhu uu shaaciyay inuu markale u tartamayo xilka madaxtinimada dalkaas, waxaana ku baracakay tobannaan kun oo qof, kuwaasoo waddamada deriska la ah u qaxay.

Madaxweyne Pierre Nkurunziza ayaa illaa iyo hadda diiday baaqyada uga imanaya Mareykanka, Afrika, iyo midowga Yurub, ee ah inaanu isasoo sharixin ama xilliga doorashada dib uu u dhigo.

Maanta waxa uu hor-fadhiisanaya qaar ka mid ah dadkii ku boorinayay inuu ka tanaasulo rabitaankiisa.

Hogaamiyeyaasha ku shiraya Tanzaniya waxay doonayaan inay badbaadiyaan heshiis 15 sano ka hor Daras-salaam lagu saxeexay, kaasoo lagu soo afjaray dagaalkii sokeeye ee Burundi.

Nkurunziza ayaa dalka hogaaminayay 10 sanno, mucaaradka ayaa ku dooddayaa inuu dhamaystay xilligii loogu talo-galay ee dastuurka dalkaasi uu u ogolaanayo. Laakiin waxa uu dhankiisa isku difaacayaa madaxweynuhu in markii ugu horeysay ay doorteen baarlamaanku oo aanay shacabku u codeyn.

Todobaadkii hore, maxkamadda dastuurka ee Burundi ayaa taageertay rabitaanka madaxweyne Pierre Nkurunziza.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories