Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Mid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka Oo Lagu Dilay Pakistan

Karachi, (SLP)- Sabeen Mehmud oo ahayd xubin u dhaqdhaqaaqda xuquuqda bani’aadamka ayaa lagu dilay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, xilli ay kusocotay gurigeeda, isla...

Qadiyadda Falastiin oo xiisad Siyaasadeed ka dhex-dhalisay waddamada South Africa iyo Israel

Israel oo Visa-ha dalkeeda u Diidday Wasiirka Waxbrashada iyo Jawaabta Dowladda Koonfur Africa Johannesburg (SLpost)- Dowladda Koonfur Afrika, ayaa si cadho leh uga jawaabtay tallaabo...

Maamulaha Dahabshiil Group oo Aqalka Cad iyo Hay’adda Maaliyadda Maraykanka kala Hadlay Xawilaadda Lacagaha

Washington (SLpost)- Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa kala hadlay Aqalka Cad iyo waaxyaha kale ee ku shaqada leh arrimaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ugu Baaqay In Axadda La Isugu Soo Baxo Tukashada Salaad Roob-doon Ah

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacabka ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka dalka ku amray inay tukadaan salaad roob-doon ah...

“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran ah” Guddoomiyaha UCID

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay dibu dhaca ku...

Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Warbixiyay Tabobaro Ay U Samaynayaan Suxufiyiinta Gobollada

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa sheegay inay bilaabayaan tabobaro kor loogu qaadayo xirfadda weriyeyaasha gobollada Somaliland,...

Dukaamadii Reer Koonfur Afrika Ku Lahaayeen Malawi Xoog Al-baabbada Loogu Laabay

"Keliya waxaanu xidhnay dukaamadoodii, markii ay u hogaansami waayeen, maalinta loogu magic-daray, jimcaha madaw ee Afrika”M.AA Lilongwe, (SLP)- Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda bani’aadamka ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img