Home“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran...

“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran ah” Guddoomiyaha UCID

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay dibu dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada oo la filayay inay qabsoonto badhtama sannadkan.faysalow

Faysal Cali Waraabe oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ugu maqnaa dalalka Yurub, isla markaana warfidiyeenada kula hadlayay madaarka magaalada Hargeysa ayaa xusay inay soo dhisi doonaan dawlad ku-meel-gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa. “Doorashooyinki inay waqtigoodii dhacaan ayay ahayd, laakiin dibbay u dhaceen, waxaana keenay dibu dhacaas oo dembigeeda leh wakiillada. Markii aanu shirnay saddexdayada xisbi bishii February ciddii diiday wixii aanu ku heshiinay waa la ogyahay, ciddii kicisay baarlamaanka ee tidhi doorashada dib u dhiga waa la ogyahay.” ayuu yidhi Eng. Faysal Cali Waraabe.

“Waxa loo baahan yahay in shir la isugu yimaado, waxa loo baahan yahay in dawlad midnimo qaran ah la dhiso, waa danta dalka todobaatan wasiir iyo ku-xigeen looma baahna, maxay qabanayaan? Reerbaa lagu maslaxayaa, qaran iyo reerna meel ma wada mari karaan, markaa waxaan u arkaa inay fashilmeen waaxyihii aynu dooranay, baarlamaankii wuu saaqiday, xukuumaddii way saaqiday, talaa loo baahan yahay in la isugu yimaado wax sidii aynu doonaynay u shaqaynayaa ma jiraan, wax sharci ku shaqaynayaana ma jiraan cadawgeeniina waa diyaar.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories