HomeMid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka...

Mid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka Oo Lagu Dilay Pakistan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

ActivistKarachi, (SLP)- Sabeen Mehmud oo ahayd xubin u dhaqdhaqaaqda xuquuqda bani’aadamka ayaa lagu dilay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, xilli ay kusocotay gurigeeda, isla markaana ay wehelinaysay hooyadeed.

Sabeen oo ahayd agaasimaha gargaarka urur lagu magacaabao The Second Floor (T2F) ayaa hadda ka hor loogu hanjabay in la dili doono.

Ururka T2F ayay shaqadiisu tahay qabashada siminaarada ka hadlaya qaddiyadaha xuquuqda bani’aadamka, waxaana todobaadkii hore ururkaas laga mamnuucay inuu gobolka Balochistan ku qabto siminaar ku saabsan tacadiyada ka dhan ka ah bani’aadamka, waxaana gobolkaas awood ku leh qaybo ka mid ah ururka Daalibaan iyo kooxo kale oo u dhashay Balochistan oo xadka dalka Iran ku taalla.

Ms. Sabeen ayaa la toogtay waqti yar ka dib markii ay soo baxday shir lagaga hadlayay arrimaha xuquuqal insaankat.

Sida uu daabacay wargeyska Dawn oo kasoo baxa dalka Pakistan ayay naftu ka baxday intii lagu sii waday cusbitaalka.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories