Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Diyaaradaha Xulafada Sucuudiga Oo Dagaalka Yemen Ku Dilay Ku Dhawaad Boqol Carruur Ah

UNICEF waxay sheegtay in kala badh carruurtaas ay dileen diyaaradaha xulafada Sucuudigu Hogaaminayaa Sanca, (SLP)- Ugu yaraan 115 carruur ah ayaa ku dhintay, halka 172...

Mudaharaadyo lagu diiddan yahay Xasuuqa Qaxoontiga oo ka dhacay dalka Koonfur Afrika

Johannesburg (SLP)-  Kumanaan reer Koonfur Afrika ah ayaa isugu soo baxay dariiqyada magaalada magaalada Johannesburg ee caasimadda dalkaas, kuwaas sitay ku dhawaaqayay erayo ay...

DHEGAYSO BARNAAMIJKA Idaacadda Radio Hirad iyo Mowduucyada todobaadkan oo xiiso badan

Akhristeyaasha shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo ah Warbaabin fadhigeedu yahay  magaalada Hargeysa...

Go’aamo ka soo baxay Shir deg-deg ah oo Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub ka yeesheen Halaagga Muhaajiriinta iyo Doodo ka dhashay Qodobbo laysku maan-dhaafay

"Waa inaynu dareensanaanaa in mushkiladu inagaga imanayso dhinaca Afrika. Xaqiiqadu waxa weeye Libya waa Afrika ee maaha Yurub” - Raysalwasaaraha Netherlands Brussels (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Midowga...

Mudaharaad lagaga soo horjeeedo Sharci Meel-ka-dhac ku ah Xuquuqda Qaxoontiga oo ka dhacay Waddanka Jarmalka iyo Doorka Soomalida Magan-gelyo doonka ah

Hargeysa (SLpost)- Mudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Shuruuc Baarlamaanka dalka Jarmalka lagaga doodayo oo meesha ka saaraya Xuquuqda Dadka Qaxoontiga ah, ayaa ka...

“Waxaan Leeyahay Qoladaas (Madasha) Sida Aydaan Sharci U Ahayn Ayaanu Hadakiinuna Sharci U Ahayn” Madaxtooyada

Hargeysa, (SLP)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadallo ay xubnaha madasha wada-tashigu kaga hadleen marka muddo xilleedka xukuumadda Kulmiye dhamaado sannadkaan guddihiisa oo...

Obama Oo Si Xun Qoomameeyay Hawl-gal Diyaaradihiisu Ku Dileen Laba La-hayste Oo Al-qaacida Gacanta Ugu Jiray

"Madaxweyne ahaan iyo hogaamiye ciidan ahaan waan qaadanayaa masuuliyada qaladkaas ay noloshooda ku waayeen Warren iyo Giovanni.” Washington, (SLP)- Xukuumadda Washington ayaa si murugaysan u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img