Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Marwada Kowaad oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Xubno ku Guulaystay Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiiyey shan xubnood oo ku guulaystay barmaamijka...

Guddoomiyihii Hore Maxkamadda Sare Oo Xil Ka-qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci-darro

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday, isla markaana maanta cod aqlabiyad ah labada gole fadhi...

Somaliland: Siyaasad xumada dawladdu waa ta sababtey in dad saddex musharo uga xaadiraan xarumaha dawliga ah

Shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka taagan,waxaa kasii xun siyaasad xumada xukuumadeena,oo aan la hayn hanaan cad oo cadaalada oo ay ku qaadato shaqaalaha...

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Ku Diiday Sii Haynta Xilka Ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa, (SLP)- Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta si wada-jir ah uyeesheen golaha baarlamaanka Somaliland ee wakiillada iyo guurtida ayay cod aqlabiyad ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guurtida U Gudbiyay Warqada Dalabka Muddo Kordhinta

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta golaha guurtida u gudbiyay warqada dalabka muddo kordhinta xilkiisa. Komishanka Doorashooyinka ayaa tiodobaadkii hore...

Tirada Baabuur goob laga wada xaday, Mid Shil galay oo laga baxsaday & Booliska Hargeysa oo Baadi-goobaya

Hargeysa (SLpost)- Saddex Gaadhi oo nooca yar-yar ee Raaxada ah, ayaa Xalay lagu xaday Huteel Crawn ee magaalada Hargeysa oo ay Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha...

Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Arsenal, Manchester United iyo Manchester City oo Afka looga Geliyey Libaaxyada Europe SLpost Sports - Xidhiidhka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub , ayaa wax ka beddel...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img