Wargelin & Raalligelin: Shabakadda Somalilandpost
Maamulka Shabakadda Wararka ee Somalilandpost waxa uu bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan intoodii si tooska ah ugu xidhnayd, muddadii ay shabakaddu Hawada ka Maqnayd sababo...
Somaliland oo Qabatay Wasiir Puntland ah oo Macdan ka Qodanaya gobolka Sool iyo Khasaare ka dhashay Iska Horimaad ciidan
Laascaanood (SLpost)- Subaxnimadii hore ee saaka ayay ciidamada qaranka ee Somaliland ka war heleen in Wasiirkii hore ee kalluumaysiga ee Puntland dawladii faroole iyo...
Askarigii Dilka u geystay Marxuum Gacma-dheere oo maanta lagu Fulinayo Xukun Qisaas ah oo Maxkamad Ciidan ku Ridday
Hargeysa (SLpost)- Gacan-ku-dhiigle Maxamed Cabdillahi Cabdi oo laba todobaad ka hor dil toogasho ah u geystay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacma dheere) bishii hore,...
Hargeysa: Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigay Gaadhi loo Adeegsaday Dilka Marxuum Meykiisa laga helay Naasa-hablood iyo baadigoobka dadkii ka dambeeyey oo socota
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan gaadhi lagu tuhunsanaa in lagu fuliyey dilka Marxuum todobaadkan Meydkiisa...
Shirkad Caalami ah oo Somaliland ku dartay Liiska Waddamo Heerka Ammaanka Madaaraddooda ay Dhaliishay iyo Ujeeddada ka dambaysa
Jabuuti oo ka mid Noqday dalalkii u dambeeyey ee shirkaddu Liiska ku darto Capetown (SLpost)- Shirkadda DHL oo ah shirkadda ugu weyn adduunka ee Alaabaha...
Turkiga oo Somaliland ku maslaxaya sii ambaqaadka wada-hadalladii fashilmay ee u socday Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Turkiga, ayaa Wefti u soo dirtay Somaliland ku maslaxa sii ambaqaadka wada-hadalladii fashilmay ee u socday Soomaaliya, iyadoo Turkigu marti-geliyey lixdii...
Maraykanka oo Somaliland ka Caawinaya Doorashooyin Mudeysan iyo Saamayn kaga timaadda Qaxoontiga Yemen
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Maraykanka, ayaa ballan-qaadday inay Xukuumadda Somaliland ka caawinayso saamayn dhinaca Ammaanka ah oo kaga timaadda Qaxoontiga Yemeniyiinta ah iyo kuwa Soomaalida...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

