Hay’addaha Gargaarka Oo Walaac Ka Muujiyay Xidhitaanka Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya
New York, (SLP)- ha’yaddaha gargaarka ayaa dawladda Kenya ka codsaday in loo fasaxo Soomaalida xawaaladaha lacagaha dira, kuwaasoo dhawaan ay dawladda Kenya intoodii badnayd...
Hogaamiyeyaasha Muslimiinta Kenya Oo Ku Shiraya Gaarisa, Ka Dib Weerarkii Al-shabaab
Garrisa, (SLP)- Madaxda Muslimiinta Kenya ayaa maanta booqday magaalada Gaarisa, halkaas oo jaamacad ku taala ay Al-shabaab ku laayeen 148 qof todobaadkii hore, kuwaasoo...
Al-qaacida Oo Dahab Dul-dhigtay Madaxa Hogaamiyaha Xuuthiyiinta Ka Dagaalamaya Yemen
Yemen, (SLP)- Kooxda Al-Qaacidada dalka Yemen ee magaceeda loo yaqaan AQAP ayaa ku dhawaaqay inay siinayaan 20-kg oo dahab ah qofkii u keena madaxa...
Mareykanka Oo Dalka Cuba Ka Saaraya Liiska Argigixisada
Panama City, (SLP)- Wasiiradda arrimaha dibadda ee Maraykanka iyo dalka Cuba ayaa kulan ay albaabada u xidhan yihiin waxa ay ku yeesheen dalka Panama...
Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Qoyska Ilma Cabdi Axmed
Maxamuud Cali Maxamed Walaaleeye, Khadar Iid Kaariye, Siciid Maxamed Askar, Cabdifataax Ismaaciil Mursan, Liibaan Xaaji Fagadhe, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdicasiis Cali Nuur, Cismaan...
Sucuudiga Oo Diiday Inuu Aqbalo Daanyeer Laga Soo Dhoofinayay Sweden Iyo Sababta Uu U Cuskaday
Riyaad, (SLP)- Sucuudiga ayaa diiday in daanyeer looga soo dhoofiyo dalka Sweden iyagoo sabab uga dhigay khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dal. Warbaahinta Sweden...
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuumad Amran Sheekh Cali oo Hargeysa ku geeriyootay
Maamulka, Tifaftireyaasha iyo Weriyeyaasha Shabakadda Somalilandpost, waxa ay halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaan Qoyska Ilma Cabdi Axmed oo Hooyadood Marxuum Amran Sheekh Cali...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

