Baasaboorka Cusub ee Somaliland oo habsami looga qaato xafiiska Socdaalka Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiinta waaxda Socdaalka Somaliland ayaa beeniyey warar maalmahii u dambaysay warbaahinta gudaha qaarkood qorayeen oo sheegayey inuu cilad u fadhiyo mishiinka lagu...
Somaliland oo ka digtay Cawaaqib-xumo ka dhalata Ogolaansho Isbahaysiga Sucuudigu uga qaatay Soomaaliya Isticmaalka Hawada Dalkeeda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin u jeedisay Isbahaysiga Sucuudigu hoggaaminayo ee Duqeymaha dhinaca Cirka ku bartilmaameedsanaya fadhiisimada iyo Goobaha ay ka taliyaan Xoogagga...
Kenya oo Xayirtay 13 Xawaaladood iyo 86 qof oo Muslimiin ah Xisaabahooda iyo Soomaaliya oo ka hadashay
Nairobi/Muqdisho (SLpost)- Dawladda Kenya, ayaa xayiraad kusoo rogtay 13 Xawaaladood iyo Xisaabaadyada 86 qof oo looga shakisan yahay inay maalgeliyaan Kooxda Al-shabaab ee ka...
Iran oo Maraakiib Dagaal u soo dirtay Xeebaha Yemen iyo Xuutiyiinta oo horumar ka sameeyey Dagaalada Cadan
Yemen (SLpost)- Dowladda Iiraan, ayaa laba ka mid ah maraakiibteeda dagaalka u soo dirtay xeebaha dalka Yemen, iyadoo aan la aqoon ujeeddada dhabta ah...
Borame: Gujadii Badhasaabka, Gadoodkii Xildhibaannada, Goosankii ka Dhex-mudhay, Guuxii Madasha iyo Gar-naqsigii ka dambeeyey
Boorama (SLpost)- Kulan uu ka qayb-galay badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo tabobar loogu furayey mudaneyaasha Golaha deegaanka Boorama, ayaa sababtay inay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in Sharciga lagu abaal-marinayo Askari Ciidanka Qaranka ka tirsan oo Askari kale dilay Todobaadkan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay toogasho Askari Ciidanka Qaranka ka tirsani ku dilay Askari kale, isla...
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo Maal-galisay Wejiga Labaad ee Mashruuca Daryeelka Carruurta La nool Cudurka Macaanka
Hargeysa (SLpost) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa shalay daah-furtay wejiga labaad ee Mashruuca Caruurta la nool Cudurka Macaanka. Mashruucan oo ay fulinayso...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

