Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda sare: Maslaxad Qaran mise Muraad Gaar ah? – Saleebaan Cabdi Cali (Faallo)

 “..Kursiga Guddoomiyaha Maxkamadda sare wuxuu kamid yahay Mansabyada Dastuuriga ah ee dalka ugu sareeya, Dawladdii Cigaal ilaa tii Rayaale-na waxa saami-qaybsi u lahaa Beellaha...

Koonfurka Afrika Oo Miletari U Adeegsanaysa Rabshadaha Isir-nacaybka Ah

Johannesburg, (SLP)-  Miletariga Koonfur Afrika ayaa la hawlgalinayaa si loo soo Afjaro, dagaaladda baahsan ee ka dhanka ah ajaanibKa, sidaas waxa sheegtay wasiirka difaaca...

Maxamed Mursi Oo Maxkamadi Ku Xukuntay Sannado Badan Oo Xabsi Ah

Cairo, (SLP)- Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa Madaxwaynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi ku xukuntay 20 sano oo xadhig ah. Maxkamadka ayaa la filayaa...

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Lala Beegsaday Afaafka Hore Ee Hotel Central Ee Muqdisho

Muqdisho, (SLP)- Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaadhi waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo duhurnimadii...

Guddida Doorashooyinka Oo Soo Bandhigay Waqtiga Rasmiga Ah Ay Doorasho Ku Qaban Karaan

Hargeysa, (SLP)- Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay madaxweynaha u gudbiyeen waqtiga rasmiga ah ee ay u qorsheeyeen inay dalka doorasho ka dhacdo, kuwaasoo...

Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota

US (SLP)- Sarakiisha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix qof oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan...

Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Xilliga Rasmiga Ah Ee Ay Doorasho Ku Qaban Karaan

Hargeysa, (SLP)-  Komiishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), u gudbiyay warqad, taas oo ay ugu  soo bandhigeen xilliga rasmiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img