HomeMaayarka Hargeysa Iyo Dhiggiisa Stockholm Oo Kulan Kaga Wada Hadlay Sidii Somaliland...

Maayarka Hargeysa Iyo Dhiggiisa Stockholm Oo Kulan Kaga Wada Hadlay Sidii Somaliland Ictiraaf U Heli Lahayd

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  (Soltelco), iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Sweden ayaa  maanta  kulan la  yeeshay maayarka  caasimadda dalka Sweden ee  Stockholm iyo masuuliyiin oo ka tirsan dawladda hoose magaaladaas.mayarka-hargeysa-300x165

Kulan-hawleedkaasi oo ku saabsanaa sidii dawladda Somaliland beesha caalamka uga   heli lahayd Ictiraaf iyo mashaariic  horumarineed gaar ahaana   casriyaynta caasimada Hargeysa, iyadoo kulankaasi si weyn loogu faaqiday  caqabadaha Somaliland ka hor taagan in ay hesho aqoonsi caalami ah iyo arrimo kale.

Maayerka magaalada Hargeysa, oo ka warbixiyay  kulanka uu la yeeshay maayarka Stockholm iyo u jeedadda socdaalkiisa  ayaa sheegay in socdaalkiisa  dalka Sweden  uu  ka dambeeyay  casuumad rasmi ah  oo ay ka heleen maayarka  magaaladda  Stockholm ee  caasimadda  dalka Sweden.

Waxaanu  tilmaamay  in  dalka Sweden uu diyaar u yahay in uu kala  shaqayn  doono ka midho-dhalinta ictraaf ay  Somaliland ka hesho beesha caalamka.

Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa dhinaca kale  waxa uu sheegay   in  dawladda hoose ee magaaladda Stockholm  ay caasimadda Hargaysa ka taageerayaan fulinta   mashaariic horumarineed oo ku aadan casriyaynta caasimada Hargeysa.

Maayar  Hargaysa  oo  ka hadlayay  safarka shaqo ee isaga iyo weftiga uu hogaaminayaa ay ku joogaan Sweden, waxa uu yidhi

“Safarkani wuxuu ku saabsanaa casuumad rasmiya oo aanu   ka helnay dawlada hoose ee Stockholm, oo daba socda anaga oo hore ugu casuunay dawlada hoose ee Stockholm oo uu ka socday xoghayaha fulinta   iyo muwaadiniin reer Somaliland oo Hargeysa hore ugu casuunay tii cagteedii labaad ayay halkan (Stockholm) nagu casuumeed inaanu nimaadno”.

Dhinaca kale maayarka  caasimadda Hargaysa, waxa uu sheegay in dhawaan la filayo in in mid ka mid ah magaalooyinka dalka Sweden goleyaashooda deegaanku ay ku dhawaaqi doonaan in ay aqoonsadaan Somaliland.

“Iyadoo laga wada hadli doono sidii ay labada magaalo u wada shaqeyn lahaayeen, iyadoo marka laga tago iskaashiga labada  magaalo shirkan maanta  ayaa daarnaa sidii loogu ololayn lahaa qadiyadaSomaliland, iydoo magaalo ka mida magaalooyinka dalkan Sweden 23 bishan April ku dhawaaqi doonto  aqoonsiga  Somaliland sida ay nagu wargeliyeen” ayuu yidhi maayarka Hargaysa.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories