Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo ka hadlay Burburka shirka wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada qaarkood, ayaa ka dareen-celiyey burburka ku yimi shirkii wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo horaantii todobaadkan ka furmi...
Hargeysa: Dawladda Hoose oo soo bandhtay Ishaarooyin Tamarta Qorraxda ku shaqaynaya oo Jidadka Caasimadda lagu rakibayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna maayarka Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta soo bandhigay Ishaarooyinka Gaadiidka kala-haga oo lagu...
Masuulkii Saddexaad oo todobaad Gudihii Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo bilowga Dil-dilaaca Garabyada Xukuumadda Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Abiib Diiriye Nuur, ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas, kaddib markii sida uu...
“Warancadoow Ka hadalka Turkiga waxaa ka dhow Tiyaatarka Hargeysa” – JAMAAL CALI XUSEEN
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku dhaliilay ka-hadalka Arrimaha Soomaaliya iyada oo ay jiraan khilaafaad...
Ujeeddada Kulan Dhexmaray Guddi Qaramada Midoobay ka socota iyo Ergada Somaliland ee Turkiga ku sugan
Istanbul (SLpost)- Guddiga Farsamo ee Dawladda Somaliland u xil-saartay Maamulka Hawada, ayaa kulan gaar ah magaalada la qaatay wefti ka socday Hay’adda Duulimaadyada Caalamiga...
Hoggaanka UCID oo Tacsi u diray Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga iyo Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa tacsi u diray Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan...
Nuxurka ay xambaarsan tahay Warqad Cabdicasiis Samaale u Gudbiyey Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa madaxweynaha Somaliland u gudbiyey warqad xambaarsan qoraal uu kaga cudur-daartay xilka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

