Monthly Archives: March, 2015

spot_imgspot_img

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Ilma Qaasim Walanwal

Dr: Maxamed Yaasiin X, Ducaale, Abwaan: Maxamuud Saleebaan X Ducaale, Maxamed Axmed Xaaji Ducaale, Maxamud Yasiin X ducaale, Abokor jibriil Yuusuf Axmed, Axmed Saalax...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiye Muuse Biixi oo Tacsi u diray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland...

Sidee ayey Dadweynaha Gobolka Gabiley u arkeen Is-casilaadda Cabdicasiis Samaale? (DAAWO Warbixin)

Gabiley (SLpost)- Dadwaynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa siyaabo kala duwan u arkay is casilaadda wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale kaga cudur-daartay...

Halka Ay Sal-Dhigan Doonaan Wada-hadaladda Somaliland Iyo Somalia (FALAN-QEYN)

Waxa ay taariikhdu ahayd 23/02/2012 markii shirkii weynaa ee caalamiga ahaa ee Somalida lagu qabtey xarunta taariikhiga ah ee Lancaster House, London. Shirka waxa...

Maxaa ku Cusub Wada-hadalka Somaliland iyo Somaliland ? (Warbixin)

Wada hadalada ayaa ah kuwa ay Bulshada Somaliland, si gaar ah isha ugu hayaan waxaase shaki laga muujinayaa, dabarka ay ku sameynayaan Soomaaliya iyo...

Cabdicasiis Samaale oo shaaciyey inaanu Mansab Dambe ka Qaban Doonin Xukuumadda Siilaanyo, tuhunna geliyey cidda Xilka ka Beddeshay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa dabooka ka qaaday sababta uu ugu gacan-saydhay xilka Wasaaradda Waxbarashada ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img