Hoggaamiye Carbeed oo Daboolka ka Qaaday Cidda ka dambaysa Kooxaha Daacish iyo Boko Haram
KHARDOUM (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa sheegay in hay’adaha Sirdoonka ee Waddamada Maraykanak iyo Israa’iil ka dambeeyaan isla markaana taageeraan hawl-gallada...
Fannaan caan ka ah Qaaradda Yurub oo ku biiray Kooxda Daacish
Berlin (SLpost)- Fannaan si weyn looga yaqano waddanka Jarmalka oo lagu magacaabo Denis Cuspert, ayaa ku biiray kooxda Islaamiga ah ee Daacish ee ka...
Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland oo sheegay inaanu Jirin Jewi Suurta-galinaya Doorashooyin wakhtiga loo muddeyey ku qabsooma, Talo-Qaran-na ku baaqay
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha iyo Dimuqraadiyadda ee Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bullaale (Saleebaan-Xuquuq), ayaa ka digay Qarax siyaasadeed oo ka dhaca Somaliland wakhtiga...
Shirkad lacag ay ku leedahay Somaliland uga dacwootay Maraykanka iyo Jawaabta Xukuumaddu ka bixisay
Washington (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa sharraxaad ka bixisay lacago deyn ah oo shirkad Maraykan ah sheegtay inay ku leedahay Qaranka Somaliland oo aanay weli...
Waan Ooyayaa! – W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waxaan Ahay 7 Jir Rejay ah,Hooyadayna sanad ka hor ayay xijaabatay.Labadayda Waalid Wax caruur ah kaligay bay ila haayeen. Markii ay Ifka ka hoyatay Hooyaday...
Qof ka Wanaagsan Midkii Hore – W/Q: Cabdifataax Mohamed
Markasta oo Noocyada iyo Tiradu ay sii bataan Waxaad ku Mashquuleysaa kuna dawakhdaa Helida iyo Doorashada Midka kugu Haboon.Tirada Muuqaalada,Wejiyada iyo Dadyowga kala duwan...
MAANSO: Aqoon iyo tallo la’aan – W/C: Abwaan Maxamuud Gaani
Maansadan oo uu curiyey Abwaan Maxamuud Gaani, waxa ay soo baxday horaantii 2014. Dhalinyahay tiraanyo oyga Tahriibka aafada dhibtiisa Wadaadaa kuu tiraabay. Baraha dugsigaa tilmaamay Aqoonyahanaa tibaaxay. Abwaanaa heeso tiriyey. Tixaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

