Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay Kacdoon Shacbi, is-casilaaddiisana Shuruud ku xidhay
Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa soo jeediyey in la kala diro...
“Haddiii doorashadu wakhtigeedii ku qabsoomiwaydo hawlaha qaranku waxa ay u soconayaan sidoodii…” Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay In xukuumaddu dhammaystirtay dhammaan shuruudihii dhinaceeda kaga xidhnaa qabsoomidda doorashooyinka dalka,...
Wasaaradii Deegaanka oo isku Bedeshay NGO, Akhri Meelaha laga Fulinayo 14 Mashruuc oo ku Dhisan DEEGAAN
Iyadoo wasiirada xukuumadda Somaliland ilahay dartii ugu dhaarteen inay umadda u cadaalad saemynayaan,ayaa hada waxa muuqata in wasiir kasta sida uu doono iska yeelayo,oo...
Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Weerar Dabley Hubaysani kula beegsadeen Gudaha Ceerigaabo
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee gobolka Sanaag, immikana ah Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka bad-baaday isku-day dil oo kooxo hubaysani...
Somaliland oo ka tashanaysa Ajandaha ay la hortagayso Shirka wada-hadallada Somalia oo todobaadkan dambe loo ballansan yahay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Somaliland uga masuulka ah wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya, ayaa maanta isugu yimi kulan ay kaga arrinsadeen ajandayaasha ay la hortagayaan shirka...
“Dastuurku waxa uu awoodda ku takri-falka Hantida Guud uu siiyay dawladda, waxase uu ku xidhay Xeer. Xeerarkii lama hayo mana jiraan”
Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 38aad “Sharcigu waxa uu u suurtageliyaa dadka inay himilooyinkooda gaadhaan, dadkana waa kala illaaliyaa, dawladdana waa ka illaaliyaa” Sannadkii...
DALAB (Maanso) – W/C: Maxamuud Gaani
Maansadan oo uu curiyey Hal-abuur Da’ yar oo lagu magacaabo Maxamuud Gaani, waxa ay soo baxday 17/1/201 Digtii Maxamed Xaashiyo, Deelaydii uu furay, Haadraawina ka daba riday, Daabac...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

