Monthly Archives: February, 2015

spot_imgspot_img

Ceel-biyood Markii u horeysay laga hirgeliyey Deegaanka Waddo-Makaahiil iyo Wasiir Xirsi oo sawir ka bixiyey Jewigii Deegaanka

“Markii Riiggii dhulka lagu taagay soo daayey biyo xareed ah ayaad durba arkaysay shimbiro meel fog kasoo dulay oo dul heehaabaya deegaanka dushiisa taasi...

Wuu Bogsan Karaa! – W/Q: Khadar Gureyte

Mar walba waa sidan xaalkiisu, marka aad aragto qalbiga ayaa ku damqanaya, intaa waa uu socanayaa, milicda iyo kulaylaha dhacayaana cagahiisa cagaagan la wahel...

Xukuumadda oo sheegtay in la qabyaaladeedyey Masharuuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaadda Kheyraadka Biyaha Somaliland Xuseen Axmed Cabdulle, ayaa sheegay in Mashruuca Xumbo weyne oo qaybo badan oo Hargeysa ah lagu waraabin...

Xukuumadda iyo Shirkadaha Is-gaadhsiinta oo isla qaatay hirgelinta Nidaamka Isku-xidhka Khadka telefoonada

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Boosaha Somaliland iyo Shirkadaha Madaxa bannaan ee Isgaadhsiinta dalka, ayaa Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta Wasaaradda, waxay iskula qaateen sidii...

Kulliyad Nooceedu ku cusub tahay dalka oo Hargeysa laga furay

Hargeysa (SLpost)- Kulliyad nooceedu ku cusub yahay dalka oo lagu baran-doono xirfado kala duwan, ayaa laga furay magaalada Hargeysa ee Caaasimadda Somaliland. Kuliyaddan oo loogu...

LONDON: Sagootintii Abwaan Weedhsame oo xalay ka amba-baxay Heathrow, maantana ku beegan Hargeysa oo soo-dhawayntiisa laga dareemayo

London (SLpost)- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo labadii bilood ee u dambeeyey socdaal ku joogay dalka Ingiriiska, ayaa Xalay ka soo amba-baxay Garoonka...

Suldaan Maxamed Cabdiqadir: “Buur-madow bay Baratee, Bad-madow baanu caleemo-saarnay”

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu Aqoonsan yahay isla markaana ay meel-mar tahay Boqornimada loo caleemo-saaray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img