Monthly Archives: February, 2015

spot_imgspot_img

Somaliland oo markii u horeysay mastaafurinaysa AJAANIB Dhakhtarnimo kaga shaqaysanayey gudaha dalka

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa markii u horeysay dalkeeda ka mastaafurinaysa Dad gudaha magaalada Hargeysa kaga shaqaysta Xirfadda caafimaadka, kuwaas oo markii baadhitaan lagu...

LONDON: Maxkamad todobaadkan go’aan ka gaadhaysa Xaqiiqada Dacwad u dhaxaysa Dawaldda Jabuuti iyo Ganacsade Cabdiraxmaan Boore

LONDON (SLpost)- Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska, ayaa maalinta Isniinta ee todobaadkan u muddeysay go’aan ay ka soo saaray dacwad Xukuumadda Jabuuti ku soo...

Guddoomiye oo ka jawaabay Sababta uu ku diiddan yahay Muddo-kordhin Isaga oo muddo-kordhin Shan sanno ah ku fadhiya

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ah hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ku margaday jawaabta Su’aal laga weydiiyey...

HARGEYSA: Wax-garad, Odayaal iyo Xildhibaanno ka digay Majaro Habaabin lagu wado Nabadaynta Deegaamada Qorulugud Iyo Buuhoodle

Hargeysa (SLpost)- Waxgarad, xildhibaanno iyo Odayaal ka soo jeeda degmada Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle oo uu hor kacayay Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale, ayaa ka...

Wasiirkii hore ee Ganacsiga oo sheegay in Shaqsi Dunida ku xidhi kara Somaliland ku dhex-jiro Musharrixiinta shaaciyey inay Madaxtinnimada KULMIYE u tartamayaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Arrimaha dibedda iyo Ganacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo hadda La-taliye u ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka dalalka...

Maayarka caasimadda oo ka hadlay Hawl-gal Dab-demiska Dawladda Hoose ugu Gurmaday Suuqa Waaheen oo Dab qabsaday iyo Agab ay soo iibsadeen

HARGEYSA (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa ka hadlay hawl-gal Dab-demiska Dawladda Hoose Habeen hore ku badbaadiyeen meher ku taala...

Muwaadin Caddaalad-darro uu Tirsanayo awgeed u dalbaday in dalka laga mastaafuriyo, sheegayna inuu ka tanaasulay Jinsiyadda Dhalashada Somaliland

JAMHUURIYADDA SOMALILAND Taariikh: Date: 17/02/2015 KU: Wasiirka Wassaaradda Arimaha Gudaha ee JSL. KU: Guddoomiyaha Gobolka Saaxil KU: Xafiiska Xeer-Ilalinta Guud ee Qaranka (Gobolka saaxil); KU: Guddiga Qaranka ee Jinsiyadda; KU:...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img