Guddoomiye Baashe oo u Jawaabay Guddoomiye Cirro, kana dhawaajiyey Weedho Falaadh ku ah Xisbiyada mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md Baashe Maxamed Faarax, ayaa jawaab ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Guddoomiye Golaha Wakiillada...
Madaxweynaha Jabuuti oo ka warramay Dacwad ay iskula jiraan Shirkadda Dekeddooda Maamusha ee Dubai World oo lagu wareejinayou Marsada Berbera
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shaaca ka qaaday in Shirakdda Dubai World oo Maamusha Dekedda Jabuuti si cad u diidday...
Somaliland
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u Hanjabay Xisbiyada Mucaaradka ah
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay inuu u quus-geynayo Xisbiyada Mucaaradka ah ee maalmahan ku baaqayey haddii dib-u-dhac...
Mo Farah oo Rikoodh Cusub u dhigay Tartanka Orodka Adduunka ee labada Mayl
Birmingham (SLpost)- Orodyahanka asal ahaan ka soo jeeda Somaliland balse haysta dhalashada dalka Ingiriiska, Maxamed Faarax (Mo Farah), ayaa rikoodh cusub u dhigay tartannada...
Maalinta Afka Soomaaliga oo si Wayn looga Xusay Somaliland
HARGEYSA (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si wayn u xustay maalinta loo aqoonsaday afka Soomaaliga oo ku began 21 February oo ku astaysan waqtigii la...
“Dadku waxay filayeen oo Waddani oo dhamina u haysteen inuu is Casilayo, Ceebna waxa ugu filan Baarlamankii uu Xaraanta ku sifeeyay marka uu hadana...
"Waxaad moodaa wax aan Majaro lahayn oo Qof aan caqli Lahayn ka Fikiro, taasna waxaan ku cadaynayaa Cabdiraxmaan inuu Baritoole Iman doono Golaha isaga...
Xuska 33-guurada Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo Si weyn loogu dabbaal-degay iyo weedhaha masuuliyiintii ka qayb-gashay
Hargeysa (SLpost)- Xuska Maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo aqoonsaday 20-ka bisha labaad sannad kasta, balse Jicmihii dib looga dhigay oo Sabtidii maanta la qabtay,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

