HomeWasiirkii hore ee Ganacsiga oo sheegay in Shaqsi Dunida ku xidhi kara...

Wasiirkii hore ee Ganacsiga oo sheegay in Shaqsi Dunida ku xidhi kara Somaliland ku dhex-jiro Musharrixiinta shaaciyey inay Madaxtinnimada KULMIYE u tartamayaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Maxamed Cabdilaahi
Maxamed Cabdilaahi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Arrimaha dibedda iyo Ganacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo hadda La-taliye u ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka dalalka Afrika, ayaa sheegay in caalamku u dheg-taagayo doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiillada ee Somaliland oo jecel yihiin inay wakhtigoodii ku dhacaan, haddii aanay ku dhicinna aan dhibaato imannin.

Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo wakhtigan ku sugan magaalada Hargeysa, waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta la hadlay Horn Cable TV, waxaanu sidoo kale ka hadlay Xubnaha shaaciyey inay u tartamayaan Jagada Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE marka xil-haynta Madaxweyne Siilaanyo ee markiisa labaad hadduu ku guulaysto dhammaysto, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay Wasiirka arrimaha dibedda Maxamed Biixi Yoonis oo uu sheegay inuu yahay nin ku habboon jagada Madaxweyne oo dalka iyo dadkuba aad ugu baahan yahay sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories