HomeMucaaradka Somaliland oo ka Arrinsaday waxa ay yeelayaan 26 June kadib iyo...

Mucaaradka Somaliland oo ka Arrinsaday waxa ay yeelayaan 26 June kadib iyo go’aamo Midaysan oo ay ka yeeshaan Muddo-kordhin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEYSA (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID, WADDANI iyo Siyaasiyiinta ku bohoobay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa bilaabay kulamo ay sheegeen inay kaga arrinsanayaan xaaladda dalku wakhtigan marayo, marxaladda doorashooyinka, waxa xiga haddii dib u dhac ku yimaaddo doorashada iyo sidii aan dalka iyo dadku khalkhal siyaasadeed u galeen.

mucaarad2Masuuliyintani waxa ay sheegeen inay soo saarayaan go’aamo ad-adag oo ka dhan ah qorshayaasha Xukuumaddu ku waajahayso doorashada iyo raadinta muddo-kordhin ay hesho.

Kulan ay albaabbadu u xidhnaayeen oo ay maanta Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku wada yeesheen Masuuliyiinta labada Xisbi Mucaarad iyo Siyaasiyiinta Madashu oo saacado qaatay ka dib, waxaa Warbaahintu wax ka weydiisay waxyaabaha ay ka wadahadlayeen, waxaana sharraxaad Saxaafadda siiyey Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Xasan Guure Jaamac, Musharraxa Madaxweynaha UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories