HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Weerarkii Todobaadkan ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Weerarkii Todobaadkan ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somaliland flagHargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay weerarkii Jimcihii todobaadkan lagu qaadey Huteelka Central ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen Masuuliyiin badan oo ka tirsan dawladda Soomaaliya isla-markaana ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 50 qof oo uu ku jiro Raysal-wasaare ku xigeenka dalkaasi, Maxamed Cumar Carte.

Sida lagu sheegay qoraal kooban oo lagu baahiyey Bogga Facebook ee Wasaaradda Arrimaha dibaddu, ayaa lagu sheegay in weerarkaasi oo khasaare badan dhalliyey uu shacabka reer Somaliland ka naxay, sidaa daraadeedna dawladda Somaliland Tacsi u dirayso qoysaskii dadkii ku dhintay weerarkaasi, waxaana inta dhaawaca loogu rajeeyey caafimaad-qab.

Qoraalka Tacsida ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland kaga hadashay weerarkaasi oo masuuliyaddiisa Al-shabaab sheegatay ayaa u dhignaa sidan “Dadka Jamhuuriyadda Somaliland waxay ka argagaxeen kana murugoodeen maqalka weerarkii Lagu qaadey Huteelka Central iyadoo Salaaddii Jimcaha lagu jiro.”

“Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoysaska iyo saaxiibada dadkii ku dhintay weerarkaasi, waxaanuna caafimaad u rajeynaynaa oo aanu ducaynaynaa kuwa ku dhaawacmay,”ayaa lagu yidhi qoraalka Wasaaradda Arrimaha dibadda.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories