Home“Mar haddii Hubku gacanteenna soo galay wuxuu ka mid yahay uun Qaniimadaha...

“Mar haddii Hubku gacanteenna soo galay wuxuu ka mid yahay uun Qaniimadaha Badda ka soo caarya”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah ula wareegi doonto Hub sharci-darro ah oo lagu qabtay Markab dhowaan ku soo xidhay dekedda magaalada Berbera, kaas oo habeen hore hawl-gallo dhowr saacadood qaatay lagaga rogay hubkii saarnaa oo lagu xereeyey saldhigga Ciidanka Ilaallada Xeebaha ee magaalada Berbera.

Wasiirka Wasaaaradda Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay in hubkaasi ku jiro gacan Somaliland, isla markaana ay marinayaan shuruucda dalka u taala oo ay maxkamadaha dalku go’aan ka soo saari doonaan, cid kasta oo masuuliyadda iyo lahaanshiyaha hubkaas sheegatana ay ka wada-hadli doonaan, balse waxa uu tilmaamay inuu yahay hub mulkiyaddiisa ay la wareegtay Somaliland, markabka hubka lagu qabtayna la ganaaxi doono isla markaana la sii deyn doono.

“Mar haddii Hubku gacanteenna soo galay wuxuu ka mid yahay uun Qaniimadaha Badda ka soo caarya”Wasiirka oo labadii maalmood ee u dambeeyey magaalada Berbera u joogay sidii hubkaas looga dejin lahaa markabka, ayaa mar uu warbaahinta shalay kula hadlayey Berbera maanta, waxa uu sheegay maadaama uu hubkaasi yahay mid sharci-darro ah oo dalka la soo galiyey iyada oo aan xukuumadda lagu war-gelin uu ka dhigan yahay qaniimadaha Badda ka soo caarya oo ka dhigan inaanay jirin cid iska leh hubkaas.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories