Madaxweyne ka Qayb-galay Xaflad loo sameeyey Dufcaddii saddexaad ee ka Qalin-jabisa jaamacadda Timacadde, Mashaariicna ka furay Gabiley (SAWIRRO)
Gabiley (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo. waxa uu maanta gabiley kaga qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda dhamaysatay waxbarashada Jaamacada Timacade University, isaga...
Maamulaha guud ee Dahabshiil oo faahfaahiyey dadaallo loogu jiro xal-u-helida lacagaha dibadda laga soo diro iyo ujeeddada shir dhexmaray ganacsatada iyo Saraakiil ka socda...
Ganacsato ka Hadashay Saamaynta Joojinta Lacagaha Dibadaha laga soo Diro ku Yeelayso Bulshada Soomaalida Hargeysa (SLpost)- Ganacsatada waawayn ee dalka, ayaa ka hashay saamaynta joojinta...
DAAWO Barnaamijka “Hiilka Nebigeenna (CSW)” oo Culimadu soo bandhigeen
Culimada ugu caansan geyiga Soomaalida ayaa ka qayb-galay Barnaamij loogu magacdaray “Hiilka Nebigeena Muxammed (csw)”; kaasi oo loogu talogalay in ummadda Muslimiinta ah meelkasta...
Meydka Wiil aan la aqoonsan Cidda Dhashay oo laga helay Alleybaday iyo Xaaladda magaalada oo xalay qasantay
HARGEYSA (SLpost)- Qof la dilay ayaa cawaysinkii xalay Meydkiisa laga helay magaalada Allaybaday oo ka tirsan gobolka Gabiley, waxaana la sheegay inuu ahaa Wiil...
ITALY: Magaca Mukhalas Soomaali Badan Haligay oo lagu xukumay Xabsi ka badan Rubuc Qarni ah
Palermo (SLpost)- Maxkamad ku taal magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga, ayaa xabsi gaadhaya soddon sannadood ku xukuntay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu...
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo walaac ka qaba Xaaladda Dalka iyo Suurta-galnimada Doorashooyin Qabsoomi kara
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey xaaladda Siyaasadeed iyo nabadgelyo ee wakhtigan dalka Somaliland...
DJIBOUTI: Guddoomiyihii Baarlamanka Jabuuti oo maanta Aas Qaran loo sameeyey iyo Wefti Dawladda Somaliland u dirtay
Djibouti (SLpost)- Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa maanta aas-qaran loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arnaud Cali oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

