Somali News
Maxkamad Xukun ku ridday Mulkiilayaasha Shirkadda Smith and Ouzman oo Fadeexado Musuq-maasuq oo Somaliland qayb ka tahay lagu helay
London (SLpost)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar...
Dawladda Djibouti oo Saanad-milatari iyo Ciidamo leh ku biirisay Hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya
Beledweyne (SLpost)- Qalab-Millateri oo hordhac u ah qayb labaad oo Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ah, kuwaasoo ka mid noqonaya Ciidammada Midawga Afrika ee...
Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD oo guddoomay Deeq Lacageed la soo gaadhsiiyey
Hargeysa (SLpost)- Haweenka Qurba-joogta Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD, kuwaasi oo dedaal ugu jira...
Madaxweynaha Turkiga oo Dhiggiisa Maraykanka ku cannaanta ka-hadal-la’aanta Xasuuq dhalinyaro Muslim ah dalkiisa loogu geystay
Mexico City (SLpost)- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ku dhaliilay aamusnaanta uu afka kaga xidhay dil todobaadkii hore gobolka...
Ilwad England oo Dib-u-qaadday Heestii IGA MAQAN ee KINSI XAAJI AADAN iyo isbar-bardhigga labada fannaan
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta cajiibka ah ee IGA MAQAN ee ay qaaddo Fannaanaddii caanka ahayd Allah Ha u naxariistee Kinsi Xaaji Aadan...
Xatooyada iyo Lumista Telefoonnada SMARTPHONES oo laga reystay
New York (SLpost)- Xatooyada iyo lumitaanka Telefoonnada loo yaqaano Smartphones-ka oo lagu iibsado Lacago adag, ayaa dhibaatooyin ku hayn jiray dadka iibsada, haseyeeshee waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

