Home“Doorashadu Inay Wakhtigeedii Ku Dhici-waydaa, Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Kuma Xidhna” - SAMAALE

“Doorashadu Inay Wakhtigeedii Ku Dhici-waydaa, Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Kuma Xidhna” – SAMAALE

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Cabdicasiis Samaale oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Urur-diimeedyo lala xidhiidhiyo iyo SheekhnimadiisaHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in doorashada oo wakhtigeeda ku qabsoomi waydaa aanay ahayn mid ku xidhan madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa, balse ay tahay mid ay masuuliyadda go’aan ka gaadhisteeda leeyihiin Guddiga Doorashooyinka Somaliland iyo hay’adaha ku shaqada leh.

Md Samaale oo xafiiskiisa ugu warramay warbaahinta dalka qaarkeeda, waxa kale oo uu ka hadlay doorka ay wasaaraddiisu ku lahayd hirgelinta mashaariicdii horumarineed ee Madaxweynaha Somaliland xadhigga ka jaray intii uu ku gudo jiray socdaalkiisii Gobollada dalka ee loogu magac-daray Buur iyo Bannaan, kaas oo muddo todobaad ah ku qaatay inuu ku maro deegaamo ka tirsan Toban Gobol.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories