Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA – W/Q: Qalinkii: A. A. Ciidle,

“Nin Ku Yidhi Sinnaan-meyno Adna Buri Sarrayntiisa Sidka waad wadaagtaane Ma sagaashan baa tiisu!!!?” 23 sannadood ka hor markii ay labadii jabhadood ee SNM iyo EPRDF oo ahaa...

Diiwaan-gelinta la isu barkiyay: Waa dibudhaca Doorashooyinka (Qodobka 4aad ee Dastuurka: Jinsiyadda)

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 23aad Diiwaan-gelinta la isu barkiyay: Waa dibudhaca Doorashooyinka (Qodobka 4aad ee Dastuurka: Jinsiyadda) Qof kasta oo u dhashay Somaliland, kana issirran dadkii...

Dharaaro Xusuustood W/Q: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 31aad

‘To be or not to be that is the question’ ‘Ahow iyo ha ahaan arrinku weeyaane’ William Shakespeare (Hamlet) Macno maleh aduunyadu Haddaan magac ka reebayn...

Faransiiska iyo Sucuudiga oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Kacaya $3 Bilyan oo lagu Hubaynayo Milatariga dalka Lubnaan

Paris (SLpost)- Waddamada Faransiiska iyo Sucuudiga, ayaa qarka u saaran inay soo gebo-gabeeyaan heshiis Milatari oo ku kacaya Saddex Bilyan oo Dollar ($3bn), kaas...

Somaliland Maxay ka Baratay Khaladaadkii La galay Shantii Doorasho ee Hore – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Waxa bilaabantay dabayshii doorshada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Golaha Wakiilada. In kasta oo dadka qaar shaki kaga jiro inay qabsoomayso waxaynu ILLAAHAY ka rajaynaynaa...

“Annagu waxaanu u aragnaa xeelad ay doonayaan inay dawladdu dib ugu dhigto doorashooyinka, mid la aqbalayana maaha oo…”

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka digay in xukuumaddu diwaan-gelinta Madaniga ah sabab uga dhigato dib-u-dhac ku yimaadda doorashada madaxtooyada oo...

Somaliland oo 25-sanno Ka dib Dalkeeda ka hirgelinaysa Adeegga Boosaha iyo Wakhtiga loo muddeeyey in la hawl-galiyo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa shaaca ka qaadday inay dhowaan dalka ka hirgelinayso addeegga Boosaha oo 25-kii sanno ee ugu dambeeyey aan waddanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img