Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Madaxtooyada oo ka hadashay Isku-shaandheyn la sheegay inuu Madaxweynuhu ku samaynayo Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka hadashay warar la xidhiidha Isku-shaandheyn madaxweynuhu ku samaynayo golihiisa xukuumadda oo muddooyinkii u dambeeyey hadal-haynteedu ku badatay bulshada...

Hargeysa: Dawladda Hoose oo Hawl-gallo Khashinka Roobabku soo saareen lagaga nadiifinayo ka fulisay goobo ka tirsan Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Xogyaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa Mawliid Waris, ayaa kormeer ku sameeyey goobo biyo-mareenno ah oo waxyeello ka soo gaadhay daadad ka...

“Hebel baan ahay oo Ina’ Heblaayaa i dhashay ee maanad igaranayn, socon mayso”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay si mug leh uga qayb-qaataan Diiwaangelinta Muwaadiniinta...

Badhasaabka Maroodijeex oo kulan taageero loogu muujinayo Ciidanka Qaranka la yeeshay Maamullada iyo Wax-garadka Degmooyinka Gobolka

Hargeysa (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Jeeni-yare, ayaa guddoomiyeyaasha iyo wax-garadka degmooyinka hoos-yimaadda gobolka ku boorriyey inay u hawl-galaan gurmad ciidanka Qaranka ee...

Saan-Caddaalihii Biridaaniyaa Sababteeda Lahaa

14 May 1897kii , Rennel Rodd oo ka shaqayn jiray Qunsuliyadda Biridaaniya ee ku taalay Qaahira, ayaa loo diray magaalada Addiis, si uu heshiiska...

Xasan Sheekh Muxuu Ka Baran Karaa Madaxweyne Siilaanyo? – Faallo ~ Cumar M.Faarax

“Ayni Ii Kordha Mooyee Caqli Iima Siyaado Mana waayo arkaayo wax kastood akhridaan Waxaan ahay  ALLE doori,  Seed dhanaani ku oolin Adinka  dhaawac ku yaallana,  Hadaad oofta  ka dhaydo Asbaroo wax ma...

Guddoomiye Cirro oo Xukuumadda Siilaanyo ugu baaqay inay Beesha Caalamka tarjumaad tifaftiran ka siiso Mawqifka iyo qadiyadda Madaxbannaanideeda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa xukuumadda ugu madaxweyne Siilaanyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img