Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Wasiir Cadami iyo Masuuliyiin kale oo ka Qayb-galaya Shirka Xingalool oo saamayntiisa Walaac laga muujiyey

Ceerigaabo (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in isaga iyo Xunbo weheliyaa ay ka qayb-geli doonaan gunaanadka Ducada Shirka...

Muxuu Madaxweyne Siilaanyo kaga jawaabay tabashooyinkii Madax-dhaqameedka Beelaha Awdal ka uga gudbiyeen Saami-qaybsiga Dawladda?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi u xil-saaray u-kuurgelista iyo daraasaynta tabasho xambaarsan saluug dhinaca saami-qaybsiga hay’adaha dawladda ah...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo fashiliyey tabcooyin siyaasadeed iyo qaar sharci oo Xukuumaddu ku baajinayso Doorashooyin Wakhigooda ku qabsooma

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Golaha Wakiillada ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa iftiimiyey tallaabooyin uu sheegay inay caqabad...

Xukuumadda oo Xabsiga dhigtay Siyaasiyiin ka tirsan Madasha Wada-tashiga oo dhaliilay Majaraha hoggaamineed ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ka talisa ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed-Silaanyo, ayaa gelinkii dame ee maanta Xabsiga dhigtay Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo...

MIDOWGA YURUB oo Cuna-qabatayn hor leh ku soo rogay Dawladda Israa’iil

Brussels (SLpost)- Waddamada Midowga Yurub, ayaa dawladda Israa’iil u soo bandhigay ogeysiis muddo bil ah fursad loogu siinayo inay soo kala-caddeeyey halka asal ahaan...

Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho!!! WQ: Axmed Dr. Maxamed Cabdi Da’uud‏

Ganacsade, xoolahaaga yayna booli kuugu dhuuman oo yayna kaa xaarantimeyn adiga oo aan ugu talo gelin.waa arrin inta badan ee ganacsatada dalkeenu aanay ogeyn...

“Waxay dadku is waydiinayaan Sahra Halgan fannaanad dadka u dhex ah ayay ahayde, maxay Xisbiga Waddani u dooratay?”

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa munaasibad soo dhaweyn ah ku qaabilay maanta taageerayaal ay hor-kacayaan fannaanadda caanka ah ee Sahra Axmed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img