Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Toogasho ku dilay Laba Sarkaal

Qorulugud (SLpost)- Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Askar, ayaa maanta toogasho ku dilay laba sarkaal oo ka tirsan Guutada 17aad...

“Maxamuud Xaashoow, Jamaal Cali Xuseen Uma Baahna Tababarkaaga Qabiil” – Qalinkii Mawliid Aadan Cumar

Wasiirka duulista iyo madaarrada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi waxaan leeyahay saaxiib maan jeclayn inuu kaa soo fakadao hanaanka runta ah ee adiga iyo hogaanka...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad – Muranka Diiwaan-gelinta iyo Mugga Xildhibaannada

Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto, Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta, Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga, Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun nin oo...

Koox Budhcad ah oo Gudaha Hargeysa ka afduubay Wiil Tagsiile ah oo ay Xadhig, Baadhasho, Tuuris iyo inay Gaadhigii ka kaxaystaan isugu daray

Hargeysa (SLpost)- Maxamed Cabdiraxmaan Nuur oo ah Wiil Tagsiile ah oo bishii iyo badhkii u dambeeyey gudaha Caasimadda Somaliland ee Hargeysa kaga shaqaysanayey mid...

Maraykanka oo Hawl-gal la mid ah Dagaalka uu Argagixisada kula jiro kaga hortagaya Faafista Cudurka Ebola

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa ku tilmaamay cudurka Ebola ee ka dillaacay Galbeedka Qaaradda Afrika mid halis ku ah ammaanka Adduunka, waxaanu ku dhowaaqay hawl-gal Maraykanku kaga qayb-qaadanayo la dagaalanka cudurkan oo boqolaal qof ugu dhinteen qaaradda Afrika.

‘Madaxweyne, waxaad Umadda U Balan-qaadday Ee Weliba Codka Ku Heshay, waa Cadaalad la helo’ – W/Q: Ciise Jaamac

Waxaan masuuliyiinta qaranka ee uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xukuumadiisa iyo waliba waxgaradka, Culimaa;udiinka reer Somaliland ka codsanayaa in arrintaasi...

Xaqiiqada Diiwaangalinta Xukuumadda JSL u xusul duuban tahay iyo Natiijada ka dhalan karta

Marka hore waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL ,ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi"Ciro"...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img