Madaxweynaha Puntland oo Marti-qaad u fidiyey Madaxda Dhaqanka Beelaha Warsangeli, Xilliga ay Tegayaan iyo Jawaabta Xukuumadda Somaliland
Badhan (SLpost)- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo weli faro-gelinta qaawan iyo xasaradaynta Somaliland ku mashquulsan, ayaa Madax-dhaqameedka reer Somaliland, gaar ahaan Madaxda Dhaqanka...
Wasiir Waran-cadde oo ka sheekeeyey Arrinta aan Maskaxdiisa ka bixin ee uu ka xasuusto Duruusta uu ka bartay Kulliyadda Sirdoonka Ruushka ee KGB
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka sheekeeyey mid ka mid ah Duruusta uu weli xasuusan yahay ee ka...
Muxuu Madaxweyne Saylici kala soo laabtay Shirkii Imaaraadka Carabta?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal todobaad...
Madaxweyne Siilaanyo oo ku gacan-saydhay Go’aan Qarda-jeex ah oo Guddoomiyaha Guurtidu u gudbiyey
Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo Rag ku Eedaysan inay ku lug lahaayeen Fashilaaddii Doorashadii Goleyaasha Deegaanka u magacaabay Labada Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka iyo...
Xisbiga Kulmiye Muxuu ka yidhi Wacad-furka Xisbiyada Mucaaradku eedeeyeen?
“Annagu kulamada hore ee ay wasiirrada la yeesheen kamaanaan mid ahayn, waxaananu u arki karnaa in mar walba wixii dan ah laga wada kulmi...
Scotland (YES) iyo England (NO), keebaynu taageernaa? – W/Q: Faysal Cumar Madar
Khamiista barri ee 18ka Sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...
“Taysaro (Diiwaangelinta Madaniga ah) marka la qabto, ayaa la ina ictiraafayaa, waa waxa Habraha loogu sheekeeyo” – FAYSLA CALI WARAABE
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hanjabay cawaaqib-xumo ka dhalan-doonto khiyaamooyin iyo ballamo been ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

