Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xisbiyada Mucaaradka oo Sheegay inay Xukuumaddu kaga Baxday Wada-hadal Xal loogu raadinayey khilaafka Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Labada Xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID, ayaa sheegay in xukuumaddu kaga baxday kulan ay maanta gelinkii dambe u ballansanaayeen, kaas oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka warbixiyey natiijada Socdaal saddex todobaad qaatay oo ugu maqnaa waddamada Maraykanka iyo Kanada

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka warbixiyey natiijada socdaal uu ku tagay waddamada...

Guddiga Dhismaha Jidka Dawga Cad oo lacag lagu wareejiyey (DAAWO MUUQAAL)

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mdi ah culimada waaweyn ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta deeq lacageed oo...

Madaxweyne Siilaanyo Isaga oo la doortay, Muxuu Saxaafada uga baqdaa?!

Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar ama in ka badan la kulmo dhibaato yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku...

Macalinka iyo Qiimihiisa (Happy Teachers Day)

Dad yar oo kooban Ayaa ilaawey Guud ahaan Barayaashii iyo Macalimiinta wax soo Barey,Inteena kale oo dhami weynu wada Xasuusanahay Qaar badan oo ka...

Itoobiya iyo Cumaan oo ku loolamaya Suuqyada Sibidhka Somaliland iyo Buuraha Sibidhka Berbera oo ka arradan manafacaadsiga

Hargeysa (SLpost)- Dalka Somaliland oo ka mid ah waddamada Allah ku mannaystay Buuraha sida sahlan Sibidhka iyo noocyada Istanbarka ama Rijinka looga samayn karo,...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo ku dhawaaqday inay Joojisay Bixinta Dhulka iyo dhaliilo ka soo baxay nidaamka cashuuraha dhulka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa, ayaa gebi ahaanba joojiyey Bixinta Dhulka, ka dib markii ay soo baxeen farsamo xumo iyo khiyaamooyin dawladda iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img