Wararkii u dambeeyey Bannaan-bax Rabshado wata oo ka dhacay Gabiley iyo Ciidamada RRU-da oo Muquunin iyo Rasaas kula kacay
Gabiley (SLpost)- Bannaan-bax lagaga soo horjeedo Saraakiil todobaadkii hore lagu dilay deegaanka Qorilugud ee gobolka Buuhoodle, ayaa maanta ka dhacay magaalada Gabiley, waxaana bannaan-baxaas...
Shacabka Scotland oo u codeeyey inay ka sii mid ahaadaan Midowga Boqortooyada Britain
Glasgow (SLpost)- Natiijada Hordhaca ah ee codbixintii shacabka Scotland maalintii Khamiista ka dhiibtay inay ka sii mid noqdaan Midowga Boqortooyada Britain iyo inay noqdaan...
SCOTLAND: Goobaha Codbixinta oo la xidhay iyo tirinta Codadkii la dhiibtay oo socota. Maxaase laga filayaa?
“Codbixinta Scotland waxay socotaa, waxay go’aan doontaa mustaqbalka Britain oo kaliya maahee sidoo kale waxbay ka beddeli doontaa Yurub,” sidaa waxa yidhi madaxweynaha Faransiiska...
“Waan is-dilayaa haddii aad goosataan,” David Cameroon oo la hadlayey shacabka Scotland
LONDON (SLpost)- Raysal-wasaraha dalka Britain, David Cameroon, ayaa dhawaaq Qiiro xambaarsan kaga qayb-qaatay ololayaasha siyaasiyiinta iyo shakhsiyaadka u ololaynaya Midnimada UK u jeedinayeen Shacabka...
Marriage ceremony held at Somaliland’s Presidency
Hargeisa (SLpost) – A Marriage Ceremony for the daughter of Somaliland’s president was tonight held at the presidential palace in Hargeisa, Somaliland. Government officials, including...
Hargeysa: Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska oo faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo lagu qab-qabtay Boqolaal Qof (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa ka warbixiyey hawlgallo ay Ciidanka Ammaanku todobaadyadii u dambeeyey ka fuliyeen Xaafadaha Magaalada...
Guddoomiyaha Kulmiye oo Caqli-xumo ku tilmaamay go’aanka Axsaabta Mucaaradku ku qaaddaceen Diiwaangelinta Madaniga ah
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khilaafka dhinaca sharciyadda Diiwaangelinta Madaniga ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaradka, waxaanu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

