Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo shaacisay Awaamiir hagar-daamooyin Xambaaarsan oo lagu soo rogay Warbaahinta Madaxa bannaan iyo Ururka SOLJA oo si adag uga dhiidhiyey

HARGEYSA (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa shaaca ka qaadday qorshe ay ku hirgelinayo hadimooyink hagar-daamayn kara madax-bannaanida Saxaafadda  Somaliland, kuwaas oo ay ka mid...

Xarun Dawladda Ingiriisku u dhistay Waaxda Dambi-baadhista Booliska oo Xadhigga laga jaray iyo Saraakiil British oo ka qayb-gashay

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa maanta furay Xarun cusub oo loo dhisay ciidanka Dambi-baadhista Somaliland ee CID-da, taas oo dawladda Ingiriisku maalgelisay. Munaasibad loo...

BERBERA: Daawo Kooxo hubaysan oo Weerar ku qaaday Maxjar Cusub oo Ganacsato reer Somaliland ahi hirgeliyeen

Berbera (SLpost)- Kooxo ku hubaysan Faashash, Baangado, Budhadh iyo gaadiid kala duwan, ayaa shalay weerar ku qaaday Maxjar Cusub oo dhismihiisu ka socdo Duleedka...

Xildhibaan ka digay Cawaaqib-xumo ka dhalan karta Awoodo Madaxweyne ku-xigeeenku leeyahay oo Wasiirka madaxtooyadu la wareegay

“Waar haddii Dastuur laga xishoon waayey oo sharci laga xishoon waayey oo mabaadi’ laga xishoon waayey, ninku (Madaxweyne ku-xigeenka) reer buu ka soo jeedaaye,...

Madaxweyne Siilaanyo oo ballan-qaaday Sixitaanka Cabashooyin ka soo baxay Bixintii Derejooyinka Ciidamada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay ka hadlay cabashooyin ka dhashay derejooyinka Ciidamada kala duwan ee dalka...

Shir Deeq-bixiyeyaasha Reer Yurub kula Xisaabtamayaan Xukuumadda Somaliland oo Hargeysa ka furmay

HARGEYSA (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku qabsoomay shirka 7aad ee Isku-duwidda Mucaawimooyinka Somalialnd, kaas oo dib loogu naaqishayo isla markaana lagu qiimaynayo wax-qabadka...

Guddoomiye Cirro oo ku hanjabay Tallaabo u Diyaar ah oo ay qaadayaan haddii doorashooyinku wakhtigooda ka baaqdaan

“Siyaasadda Xisbiga Waddani waxa weeyi inaan maalin lagu darin Doorashada, haddii doorasho la qaban-waayo tallaabooyinkii ku xigay waa noo diyaar” Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img