HomeBERBERA: Daawo Kooxo hubaysan oo Weerar ku qaaday Maxjar Cusub oo Ganacsato...

BERBERA: Daawo Kooxo hubaysan oo Weerar ku qaaday Maxjar Cusub oo Ganacsato reer Somaliland ahi hirgeliyeen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera (SLpost)- Kooxo ku hubaysan Faashash, Baangado, Budhadh iyo gaadiid kala duwan, ayaa shalay weerar ku qaaday Maxjar Cusub oo dhismihiisu ka socdo Duleedka Koonfur-Bari magaalada Berbera, kaas oo ay maalgashanayaan ganacsato waaweyn oo Xoolaha Dhoofiya Dekedda Berbera.

budhcadKooxda Weerarka geystay oo way Dhowr gaadhi oo yar-yar, ayaa sidoo kale la sheegay inay ku hubaysnaayeen Hubka noocyadiisa kala duwan, in kasta oo aanay ka muuqan, haddana sida dad goob-joog ahi sheegeen, hubku waxa uu saarnaa baabuurta ay ku duullaan-tageen.

Magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, waxa ku yaala laba Maxjar oo ay kala leeyihiin Ganacsataha Sucuudi Carabiya u dhashay ee Al-Jaabiri iyo Ganacsade Reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Ilma Faarax Xarbi.

budhcad2Ma jiro waxyeello nafeed oo ka dhalatay duullaanka kooxdani ku qaadday Goob laga dhisayo Maxjar Saddexaad oo magaalada Berbera yeelato. Maxjarka ayaa ah Seere xoolo caafimaadkooda lagu karantiimeeyo ka hor inta aanay ka dhoofin dekedda magaalada Berbera.

Lama oga sababta keentay iyo cidda ka dambaysa weerarka Kooxdani ku qaadday Seeraha laga dhisayo Maxjarka Saddexaad ee magaalada Berbera, haseyeeshee waxa la ogyahay isla markaa jirtay Dacwad Maxjarka ILa Faarax Xarbi ka gudbiyeen Maxjarka Cusub ee la dhisayo, iyaga oo ku dooday in ay leeyihiin qayb ka mid ah Dhulka uu ku yaalo Seeraha laga dhisayo Maxjarka Cusub.

HALKAN KA DAAWO WARKA OO DHAMMAYSTIRAN

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories