Milatariga Dalka Nigeria oo Laayey Maxaabiis tira-badan iyo Sababta ay dileen
Abuja (SLpost)- Dad Shacab ah oo ay Ciidammada Millateriga dawladda Nigeria qabqabteen, isla markaana markii ugu dambaysay u qaadeen meel Xabsi loo malaynayey, ayaa...
Makhaayadda Inanta iyo Micnaheeda Miisanka Nolosha – W/Q: Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi, La-taliyaha Madaxweynaha
Marka la maqlo magaca Makhaayada Inanta waxaa hubanti ah in badi bulshada qeybaheeda kala duwan si fiican u garan karaan waxay tahay iyo meesha...
Nuxurka Kulan Maayarka Gabiley La qaatay Dhiiggiisa magaalada Hardenber ee dalka Holland (SAWIRRO)
Hardenberg (SLpost)-Duqa Degmada Gabiley ayaa Maanta kullan kula yeeshay Dawlada Hoose ee Hardenberg Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland Peter Snijders . Kullanka labada Maayar...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiye ku-xigeenka Wakiillada ku wareejiyey Mulkiyadda Guri Dawladdu leedahay (AKHRISO WARAAQDA)
HARGEYSA (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa guri dawladdu leedahay mulkiyaddiisa ku wareejiyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax. Nuqul...
Jaamacadda ADMAS Faraceeda Hargeysa oo La Mataanoowday Jaamacad ku taalla Japan iyo faa’iidada ku jirta (DAAWO MUUQAAL + SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda ADMAS Faraceeda Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa heshiis ay gaadheen kula Mataanoowday Jaamacadda Hitotsubashi University Institute of Innovation Research of Japan...
Guddoomiyaha Sanaag oo ka warbixiyey Dilal Muddooyinkii u dambeeyey ka dhacay gobolkaas iyo Dhalinyaro loo xidh-xidhay Xisbiga Kulmiye
Gar-adag (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka warbixiyey dilal todobaadyadii u dambeeyey ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolkaas iyo sababta...
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo ku baaqay in Baadhis lagu sameeyo Ciddii ka dambaysay Weerar Kooxo Hubaysani ka fuliyeen Berbera
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa ku baaqay in baadhitaan madax-bannaan lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

