Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee Awda iyo Selal oo ka hadlay Sababta ay u qaaddaceen Mooshinka Xil-ka-xayuubinta Guddoomiye Cirro oo ay markii hore saxeexeen
Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha laga soo doortay gobolka Awdal ee Golaha Wakiillada Somaliland oo wax ka saxeexay Mooshinka ay Xildhibaannada Muxaafidku doonayeen inay xilka kaga...
XIldhibaanno ka tirsan Mucaaradka Golaha Wakiillada oo la xidh-xidhay, Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiye Cirro oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Xildibaano ka tirsan Mudanayaasha Mucaaridka ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Xabsiga loo taxaabay maanta, waxaana Xildhibaannadaas lagu xidhay xarunta Laanta Dembi-baadhista...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Dhacdadii Saaka ee Golaha, Shaqaaqadii ka dhacday magaalada Burco, talooyinna u jeediyey Xisbiyada iyo Baarlamaanka
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay mudaharaad saaka ka dhacay magaalada Burco, waxaanu...
Tirada Dhimasho iyo Dhaawacyo ka dhashay Mudaharaad Xooggan oo Gilgilay magaalada Burco
Burco (SLpost)- Mudaharaad lagu taageerayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada isla markaana lagaga soo horjeeday Mooshin ka dhan Guddoomiye Cirro oo saaka Mudayaasha Wakiilladu u ballan-sanaayeen...
Golaha Guurtida oo Baajiyey Mooshin Guddoomiye Cirro Maamuuska lagaga xayuubinayey, Xildhibaanno la Xidh-xidhay iyo Jewigii Golaha ee Saaka
Hargeysa (SLpost)- Waxa Maanta oo Sabti ah dib loo dhigay Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo loo ballansanaa inuu furmo, ka dib markii...
Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan
GUJI SAWIRKA si aad u dhegaysato/u soo dejisato Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad...
Afar sanno Ka Dib Guusha Iyo Horumarka Xukuumada Siilaanyo Waa mid Lagu Dooran Karo Markale
Marka hore salaam dhamaan shacbiweynaha JSL, waxaan taa mid lamida u dirayaa Ciimada qaranka ee habeen iyo maalin heeganka ugu jira difaaca qaranka ,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

