HAMBALYO MEHER WACAN: Maxamed Maxamuud Joofay Iyo Aamina Cismaan Xirsi
Maxamed Xirsi Ducaale, Samsam Cali Caateeye, Bashiir Maxamed Xirsi Jire Maxame Xirsi, Khaalid Maxamed Xirsi, Cali Maxamed Xirsi, Idil Maxamed Xirsi, Aamina Maxamed Xirsi,...
Cali Waran-cadde oo Madaxweyne Siilaanyo Hortiisa kaga faanay inuu ka Abtiyaal Wanaagsan yahay Wasiirro Dhiggiisa ah
"Waxaanan jeclahay mudane Madaxweyne inaan halkan maanta maanta ka faano oo aan u faano wasiirrada ina weheliya oo aan leeyahay waxaan ku faanayaa maanta...
Qarannimo kuma doorsan karno Qabiil, Nabadduna Cid walba waa u dan!! – W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)
Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxaa saldhig u ah dareen-wadareed qoto dheer oo ku abuuran bulshada oo ay dhammaantoodba ka siman-yihiin. Dareenkaa wadajirka ahi waa...
Madaxweyne Siilaanyo oo Afar Sanno iyo Dheeraad ka dib, Kalsooni iyo Aaminaad ka dalbaday Shacabka Somaliland
"Waxaanu nahay umad doorasho ku timi, waxaanu ku nimi qaab-doorasho oo sharci ah, qaab-sharci ahna waanu kaga baxaynaa Insha Allah, intaas ka horeysana waxaanu...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Dhismaha 5-KM oo ka mid ah Waddada CAD, ballan-qaadna u sameeyey bulshada deegaanka SALLAXLEY (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray 5KM oo ka mid ah waddo dhismaheedu socdo oo Caasimadda...
Telefishanka FRANCE24 oo Warbixin Cajiib ah Ka Diyaariyey Somaliland iyo Farqiga u dhexeeya Somalia
Paris (SLpost)- Telefishanka FRANCE 24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixinn dhinacyo kala duwan ka diyaariyey Heerararka Horumarka, nabadgelyada, Doorashooyinka iyo Nidaamka maamul...
“Waxaanu doonayaa inaan umadda u cadeeyo in arrintani ay ku kooban tahay golaha wakiilada, waa dhab oo waxa…” – Muuse Biixi
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay dhacdo caadi ah oo adduun-weynaha looga siman yahay buuqa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

