Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Mooshinka Saleeban iyo Silaanyo Waa bilowga Dagaal sokeeya oo Somaliland ka dhaca,

Ascwb Waxa labadii cisho ee u danbeysay Madaxtooyada faashilka ahi wad waday mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Ciro oo xukumada silaanyo dabada ka riixayso. mooshinkaas...

“Waxa laysheegayaa in Golihii Baarlamaanka RRU-dii u dhacday sidii Guryaha” – Cirro

“Muranka Golaha Wakiillada ka taagan, muran jira maaha, waa muran Madaxtooyada laga soo tahriibiyey” – Guddoomiye Cirro. Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga...

OGEYSIIS: HALDOORKA HIDDAHA IYO DHAQANKA IYO HABEENKA GERMANY.

Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kulan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo...

Wefti ka Socda Dawladda Itoobiya oo Kormeer ku maray Xarumaha Ilaha Dhaqaale ee Somaliland iyo Kulan caawa Dhexmaray madaxweyne Siilaanyo (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka kooban Wasiirro iyo masuuliyiin Sar-sare oo ka socda Dawladda Federaalka ah ee Itoobiya oo shalay socdaal ku yimi Dalka, ayaa...

Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Magaalada Burco Ugu Sameeyey ka Diga-Rogtay Xigbiga KULMIYE.

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo Socdaal ku joogay magaalada Burco, ayaa maanta munaasibad soo...

DHEGAYSO WARAYSI Xiiso badan oo Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac kaga Xog-Warramayso Waayaheedii Faneed

Fanaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecel yahay uguna codka macaan hobolladii Waaberi, ayaa dhinacyo dhinacyo kala...

“Waxaan u taaganahay Tartanka Doorashada Golaha Wakiillada” CABDIQANI M. CABDILAAHI

Hargeysa (SLpost)- Cabdiqani Maxamed Cabdilaahi oo ka mid dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaady inuu ka qayb-qaadan doono tartanka doorashada Mudaneyaasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img