HomeAfar sanno Ka Dib Guusha Iyo Horumarka Xukuumada Siilaanyo Waa mid Lagu...

Afar sanno Ka Dib Guusha Iyo Horumarka Xukuumada Siilaanyo Waa mid Lagu Dooran Karo Markale

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Marka hore salaam dhamaan shacbiweynaha JSL, waxaan taa mid lamida u dirayaa Ciimada qaranka ee habeen iyo maalin heeganka ugu jira difaaca qaranka , waxaan sidoo kale salaan gobeed u dirayaa saxaafada Somaliland kaalinta horumarka ay ka dib u dhiska dalka, intaasi ka dib waxaan qalinka u qaatay inaan yara guud maro horumarka xukuumada madaxweyne siilaanyo ee dalka maanta ka talisaa.

Sida ay wada ogyihiin Bulshada reer Somaliland xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxaa jirta 4-sano iyo dheeraad wakhtigaasi   kooban ee ay jirtay xukuumada waxa hirgelay horumarka balaadhan oo dhankasta ah haday tahay kor u qaadista kaabayaasha Dhaqaalaha, Siyaasada aArimaha Gudaha iyo Debadaba, soo celinta haybada dhismaha ciidan ee wadanka oo ay ku dhiiratay inay noqoto xukuumadii ugu horaysay ee qaybisay Darjooyin ciidan, sidoo kale Xukuumada Madaxweyne siilaanyo waxay kor u qaaday Waxbarasahda, Caafimaadka, Wax-soosaarka Beeraha, Cadaalada iyo maamul daa dejin, taageerada iyo dhiiri gelinta dhalinayrada ay dhiirisay inay ka qeyb qaataan siyaasada wadanka waxaana taasi keentay in doorashadii golayaasha deegaanka ay ku guulaysteen dhalinaro badan, isla sidoo kale ay golaha wasiirada ku jiraan xubno wasiiro dhaliyaro ah , shaqalaha wasaaradaha ugu badan waa dhalinyaro, Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku guulaysatay hirgelinta Dhismayaasha Wasaaradaha dalka oo markii hore ahaa guryo caadiya balse hada ay ka dhigtay dhismayaal iyo xafiisyo leh haykalkii dawladnimo, waxaana taasi lagu karan garaa Dawlada uu maraha adag u hayo madaxweyne siilaany alla hadaayee inay ka dhabaysay balan qaadyadii wakhtigii ololaha doorasahda.

Dawlada maanta jirtaa waxay noqotay dawladii ugu horumarka badnayd ugu waxqabadka badnayd kasoo dhalaashay kaalintii looga baahnaa, malicsiga 8-dii sanadood ee dawladii daahir riyaale kaahin dalka haysatay oo la wada garanaayo halka dalku maraayey oo ay tusaale inoogu filan tahay 6-bilod inaan shaqaalaha dawladu qaadan wax mushahara halka xukuumadeena maanta jirtaa mushaharkii shaqaalaha ugu laban laabtay wax ka yar 100-cisho gudahood idinkaba aan su,aal idin waydiiyee ma taasaan ahayn wax ilaahay loogu mahad naqo?

Guud ahaan dadweyanaha reer Somaliland maanta ma garanaayo abaal gudka ay siin doonaan Xukuumada madaxweyne siilaanyo oo noqotay dalwad dhamaystirtay baahiyo badan oo dalka iyo dadkani qabeen, waxaan ognahay hogaaminta suuban ee Madaxweyne siilaanyo, shacabka Somaliland waxaan leeyahay yaan laydin khaldin damiirka qabyaaladu yaanu idin shaqaynee qaranbaynu nahayee aynu garano cida wada horumarkeena oo ah Xukuumada Madaxweyne Siilaany, Mucaaradka maanya waad aragtaan indhihiinaa idiin macalina” Midho guntiga kuugu jira looma daadsho kuwo Geed saran” waa maah runtii ku fadhida cilmi iyo caqli weyn.

Ugu danbayntii umada aan ka mid ahay ee reer Somaliland meelkasta aduunyada haka joogaan waxaan ku boorinayaa inaan ka wada shaqayno danta guud inaan ilaashano dawladeena wacan inaan iska qabano kuwa neceb horumarka jecel dib u dhaca iyo xaasidnimada ninka maanta inkiraaya horumarka berina berina idinkuu idin inkirayaa kaasi maaha mid aan ku aamini karno qarankan, waan ogsoonahay qarankani waxaa uu inagaga yaallaa halbowle waar Horumarka waar Horumarka aan higsano.

Cali Xasan

calixasan806@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories