HomeTirada Dhimasho iyo Dhaawacyo ka dhashay Mudaharaad Xooggan oo Gilgilay magaalada Burco

Tirada Dhimasho iyo Dhaawacyo ka dhashay Mudaharaad Xooggan oo Gilgilay magaalada Burco

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco (SLpost)- Mudaharaad lagu taageerayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada isla markaana lagaga soo horjeeday Mooshin ka dhan Guddoomiye Cirro oo saaka Mudayaasha Wakiilladu u ballan-sanaayeen balse la baajiyey, ayaa saaka ka dhacay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, waxaana bannaan-baxaasi sababay geerida hal qof halka shan kalena dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen.

burcoo (2)Haweenay dhalinyaro ah oo aanay suurto-galin inaanu magaceeda helno, ayaa ku geeritay muddaharaadka saaka, ka dib markii ciidamada booliska oo ka hortagayey bannaan-baxaaasi rasaas ay ku kala kacaynayeen dadkaasi ku dhacday haweenaydan. Waxa kale oo rasaastaas ku dhaawacmay dhowr qof oo ka mid ah bannan-baxayaasha.

burcoo (1)Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diirye oo warbaahinta la hadlay, ayaa xaqiijiyey in Rasaas ay Ciidammada Ammaanku doonayeen inay ku kala kaxeeyaan dadweynaha muddaharaadka waday inay ku dhacday Gabadh oo ay geeriyootay, isla markaana ay dhawr qof oo kale ku dhaawacmeen.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories