Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Dunida Oo Idil Labeenta Iyo Indhaha Bulshadu Waa Wax-Soo Saarka Hooyada,….Marwada Iyo Macallimadda Noloshuna Waa Hooyada! – W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)

Bal aan markale xulo badwaynta qorraalada waliba dhinaca bulshada , maqaalkeenana waxaan maanta ku xasuusan doona hooyada  bal qadar daqiiqada ah aan maanka iyo...

Wax Ka Baro Taariikh-faneedka Fanaankii Weynaa Cabdilaahi Axmed Xirsi (Wigic) Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa – (Qaybta 4-aad)

Gu’gii 1977-kii, markii uu xornimada qaatay dalka Jabuuti, waxa uu Wigic u baqoolay dalka Qadar. Mar aan fanaanka waydiiyey mudadii uu Qadar joogay wax...

Waa Immisa Wasiirrada Shaqaalaha U Ah Xisbul Xaakimka Kulmiye? – W/Q: Mawliid Aadan Cumar

Hadallada masuuliyiinta qaarkood markay xafladaha iyo shirarka jaraa'id ka hadlayaan waxaad moodaa inay la hadlayaan dad maxaabiis dagaal ah oo dal kale u dhashay...

Muxuu Wasiir Samaale ka yidhi Go’aamadii Golaha Guurtidu ku xalisay Khilaafkii Kala qaybiyey Golaha Wakiillada?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay Xalka laga gaadhay khilaafkii Golaha Wakiillada u kala qaybiyey labada garab...

Horjooge Isku Hayn Kariwayey 80 Xildhibaan Malagu Aamini Karaa Hogaanka Dalka.‏

C/raxmaan Maxamed C/laahi  oo loo yaqaan ciro waxaa uu waxbarashada Dugsiga sare kaga baxay Iskuulka Shiiikh, waxaana markii danbe ka mid ahaa Basaasiintii Xamar...

‘Sidee Ayay Ku Soo Bixi Karaan Musharxiinta Doorashooyinka Golaha Wakiiilada Ee Beelaha Gabooye?’

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato, marka hore waxa aan salaamayaa dhammaan warbaahinta xorta ah ee reer somaliland iyo akhristayaasha sharafta badan iyo dhammaan bulsho weynta...

DAAWO SAWIRRADA 28 Qof oo Kooxda Al-Shabaab ku Dishay Gudaha Kenya iyo Qaabkii Weerarku u dhacay

Nairobi (SLpost)- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalkaasi Soomaaliya, ayaa sheegay masuuliyadda weerar shalay subaxnimadii gudaha dalka Kenya loogu geystay dad shacab, kaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img