HomeWaa Immisa Wasiirrada Shaqaalaha U Ah Xisbul Xaakimka Kulmiye? – W/Q: Mawliid...

Waa Immisa Wasiirrada Shaqaalaha U Ah Xisbul Xaakimka Kulmiye? – W/Q: Mawliid Aadan Cumar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Mawliid Aadan Cumar
Mawliid Aadan Cumar

Hadallada masuuliyiinta qaarkood markay xafladaha iyo shirarka jaraa’id ka hadlayaan waxaad moodaa inay la hadlayaan dad maxaabiis dagaal ah oo dal kale u dhashay , balse uma haystaan inay la hadlayaan shacabkii Somaliland ee ay xilka u hayaan kuna dhex noolyihiin berito marka xilka laga qaadana ay ku noqon doonan.

Xisbul xaakimka kulmiye wuxu ahaa xisbi mucaarid ah oo wakhti dheer ku soo qaatay mucaaridnimada iyo hadalada qalafsan oo mararka qaarkood gacantu la socoto, sidaasi awgeed golaha wasiirada ee xisbul xaakimka kuma cusba mucaaridadu waxay tahay balse waxa jira xubno wasiira ah oo iyagu ku yimid nidaam ka duwan xulashadii xubnaha xisbiga ee madaxweynuhu u magacaabay wasiirada, xubnahaas oo aan ka mid ahayn xisbiga kulmiye balse ah xubno xisbul xaakimka ama madaxweyne Axmed-silaanyo ku magacaabay Boos buuxin beeleed oo golaha wasiirada ah.

Hadaba waa imisa wasiirada shaqaalaha u ah xisbul xaakimka kulmiye ee markay saxaafada kala hadlayaan ama u jawaabayaan mucaaridka laga dareemayo inay xoosato yihiin had iyo jeerna ay iskaga khaldanto ka hadalka hawlaha wasaaradahooda ay maamulaan iyo u jawaabista mucaaridka ama cida dhaliil ka sheegta madaxweyne Siilaanyo ama wasaarad kale oo masuulkeeduba ka jawaabi karo dhaliisha lagu sheegay. Haddaba wasiiradaasi waxay leeyihiin halkudhegyo lagu yaqaan oo inta badan halqabsi ay uga dhigtay bulshadu kadib markay bulshadeena u cuntami wayday hadalada ay warbaahinta kaga hadlayaan, sidaasi awgeed halku dhegyadaasi oo ka turjumaaya magaca iyo wasiirka yidhaahda waa sidan:-

  1. Cidii ka hortimaada madaxweynaha cagaf baan mariayaa.
  2. Madaxweynuhu waa murashax doorkiisi labaad weeye.
  3. Anigaa xidhay xarunta agoomaha yaryare ee gabadhaa Luul Mattan, waxaanan ku wareejiyay ciidanka asluubta.
  4. Ayaxaasi uu naga xoog batay oo waxan kula dagaalano ma haysano balse waxay wasaaradu beertay dalagyo Bariis ah.
  5. Shaqo aan ka qabto somaliland sanadkaas 2014 ayaa la iitiriyaa oo madaxweynahaa Illaahay Hadaayee xilkaa iidhiibay ee walaalahaga reer sool waxan leeyahay Huuno reer hebel hanagaga tagina waynagu kkkkkkkk. Ta kale ogaada aniga iyo wasiir Xirsi waxanu nahay laba wasiir oo siman.
  6. Xildhibaan Cali Aareye waa xildhibaan gobolka salal ah walina muu tagin gobolkii laga soo doortay Madaxweynaha anigaa ka xaal siinaya

 

 By. Mowliid Aadan Cumar

Hargeysa, Tell: 0634410898

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories