QISO DHAB AH: Suldaankii Suuliga Ka Baadhay Wasiirka! – W/Q: Kamaal Sh Ismail Adem
Murti ayaa tidhaahda Aadame la aragyaa dhib la aragyaa. Waa qiso cajiib ah oo ku dhacday Nin Suldaan ka mid ah salaadiinta Somaliland ,...
“Xukuumaddani waxay Caydh ka tahay Cadaaladda, hodan-na waxay ku tahay Dulmiga” – CALI GURAY
“Cabdilaahi cukuse waxaan leeyahay waaryaa Saaxiibka Xukuumaddu waa Bisha oo saddex ahe, intii suuqa ha isa seegina” Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID...
Dhul-gariir Xooggan oo saamayntiisa laga dareemay Gobollada Galbeebka Somaliland
Borama/Wajaale (SLpost)- Dhul-gariir xooggan, ayaa Cawaysinkii caawa laga dareemay magaalada Boorama ee xarunta gobolka, waxaanu argaggax ku abuuray badi dadweynaha ku dhaqan magaaladaas oo...
Tacsi Guddoomiyaha Kulmiye u diray Qoyskii, qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Quulle Warsame
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo...
Samo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland – Qalinkii Khadar Ali Hussein [Shiine].
Akhriste, Qormaddan waxaan kaga hadlaynaa Samo-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf oo ah oday dhaqameedka ugu da'da weyn guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland. Same-talis Xaaji Cabdikariim...
Xukuumaddu Ciidamada Dalka Dirays Sannadle ah Ha Ugu Darto Miisaaniyadda Qaranka – W/Q: Mowliid Aadan Cumar
Ujeeddada qormadani ma aha mid faalo badan iyo buunbuunin ka turjumaysa ee waa talo soo jeedin dastuuri ah oo ku jihaysan xukuumadda uu hogaamiyaha...
Waddadii Baadi-doonka Aqoonsiga – W/Q: Xamse Baashe Muxumed
In kasta oo aqoonsi yahaya garasho ama garwaaqsasho, khuseeyana xaalad , iyo in dadku sida ay u kala maskax badanyihiin, indheer garadsanyihiin, xogogaalsanyihiin wax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

