Maxaa Wasiir Xirsi ka Qabsaday Duullaankii Cabdicasiis Cali Barre iyo Abaartii 1974-kii Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka sheekeeyey dhacdooyin noloshiisa saamayn taban ku yeeshay oo aan xusuustiisa ka...
Hal-abuur Sannad ka dib Saaxiibkii uga garaabay Suugaan uu ku dhaliilay Xukuumadda Siilaanyo iyo Gabay uu ugu jawaabay
Gabaygan oo loogu wan-qalay DOOBIR, waxa curiyey Hal-abuur Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shiine CigeBaar. Waxa uu gabaygiisani jawaab u yahay Gabay la magac-baxay...
Garabka Muxaafidka ee Shir-guddoonka Wakiillada iyo Dareenkii ay ku aqbaleen Go’aamadii Dhex-dhexaadinta Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Guddi Golaha Guurtidu u xil-saaray dhex-dhexaadinta Khilaaf Golaha Wakiillada ka soo laba-kacleeyey Sabtidii toddobaadkii hore, ayaa shalay Sabtidii soo saaray go’aamo ay...
Sideebuu Guddoomiye Cirro ku qaabilay Go’aanka Golaha Guurtida maanta ku soo Af-jartay Khilaafkii Golaha Wakiillada?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo khudbad ka jeediyey kulan wada-jir ah oo Baarlamaanka Somaliland ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida,...
Xisbiga Kulmiye oo Munaasibad soo-dhawayn ah u sameeyey Taageerayaal uga diga-rogtay Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey taageerayaal baaxad leh oo ku soo biiray, kuwaas oo...
“Khilaafku inta badan kama yimaaddo beelaha Reer Somaliland, Laakiin siyaasiyiinta ayaa waxoogaa damacoodu meelaha qaar iska jiidhaa”
Hargeysa (SLpost)- Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Habar Yoonis, ayaa soo dhaweeyey go’aankii Golaha Guurtidu maanta ka soo saareen Khilaaf garabbo mucaarid iyo muxaafad loo...
Sucuudiga: Shil Naxdin leh oo sababay Dhimashada Muwaadiniin u dhalatay Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Shil naxdin leh oo sababay geerida shan qof iyo dhaawaca Afar oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa Jimchii shalay ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

