Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Hay’adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Tababaro Ku Taageeri Doonta Shaqaalaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa

Addis Ababa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo maalmahan u dambeeyay socdaal shaqo ku jooga xarunta dalka Itoobiya ee Addis...

Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Golaha Wakiillada oo Soo saaray Warbixin ay ku Shaaciyeen Musuq-maasuq iyo Maamul-xumo Hay’adaha dawladda Regaadiyey

HARGEYSA (SLpost)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabbilsan Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka, ayaa shalay Golaha soo hor-keenay Warbixin dhinacyo badan taabanaysa, isla markaana...

Dowladda Xasan Sheekh oo shaacisay inay Si Rasmi ah ula wareegtay Maamulka Hawada Sare ee Dalweynihii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa mar kale ku celisay inay si rasmi ah ula wareegayso maamulka Hawada Sare ee dalkii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda...

Ujeeddada Kormeer Taliyaha Ilaalinta Cashuuruhu ku gaadhay Laascaanood iyo Kulamo uu la qaatay Madaxda Laamaha Cashuuraha ee degmada

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ilaalinta Cashuuraha ee Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa socdaal ku gaadhay magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, waxaanu...

Xildhibaanada Golaha Wakiiladu Way Ka Saaqideen Shaqadii Shacabku U Dirsaday‏

Waxa dhawrkii sano ee u danbeeyay shacabku ka daawanayeen shaashadaha TVyada Dalka, Gollaha Wakiilada oo ay fadhiyaan tiro aad u yar oo aan inta...

Madaxdhaqameedka iy Waxgaradka SACAD MUUSE oo Taageeray Go’aankii Guddiga Horumarinta Beeshu Murashaxa ugu Dooratay Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Aqlabiyadda salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka Sacad Muuse, ayaa si mug leh oo u taageeray go’aankii guddiga horumarinta beeshaasi ee shirkii Hoodaale ku...

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya oo Ku Kulmay Waddanka Jabuuti iyo Ujeeddada Shir Berri loo ballansan yahay (SAWIRRO)

Jabuuti (SLpost)- Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaadhay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img