HomeDowladda Xasan Sheekh oo shaacisay inay Si Rasmi ah ula wareegtay Maamulka...

Dowladda Xasan Sheekh oo shaacisay inay Si Rasmi ah ula wareegtay Maamulka Hawada Sare ee Dalweynihii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa mar kale ku celisay inay si rasmi ah ula wareegayso maamulka Hawada Sare ee dalkii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya, sida uu shaaca ka qaaday Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya Siciid Jaamac Qoorsheel.

QoorsheelWasiirka oo warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo uu amba-baxayey marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dawladda Canada, waxa uu sheegay in dawladda Soomaaliya ay la wareegayso maamulka Hawada Sare ee Soomaaliya ka dib wada-hadallo uu la yeelan doono dawladda Canada iyo hay’adda wakhtigan gacanta ku sii haysa maamulka hawada sare oo uu kula kulmi doono waddankaas.

Waxa uu shaaca ka qaaday in dawladda Soomaaliya ay ku guulaystay sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd maamulka Hawadeeda Sare.

Hadalka ka soo yeedhay masuulkan sare ee ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka hor imanaya qodobbo ka mid ah heshiisyo hore loogu gaadhay isl amarkaana fulintoodu weli qabyo tahay oo dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex-maray wada-hadalladii u dambeeyey ee labada waddan ugu qabsoomay waddanka Turkiga badhtamihii sannadkan.

Sidoo kale, hadalka ka soo yeedhay masuulka ka tirsan dawladda Soomaaliya, ayaa ku soo beegmay iyada oo magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ay ku wada-sugan yihiin madaxweynayaasha dalalka Somaliland iyo Soomaaliya oo uu uga furmay wada-hadal uu marti-qaadkiisa fidiyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, kaas oo la filayo inuu maalinta Axadda maanta si rasmi ah uga furmo dalkaas.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories