HomeMadaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya oo Ku Kulmay Waddanka Jabuuti iyo Ujeeddada Shir...

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya oo Ku Kulmay Waddanka Jabuuti iyo Ujeeddada Shir Berri loo ballansan yahay (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jabuuti (SLpost)- Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaadhay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana labadooda kulan ballaadhan oo qado-sharaf ah ku qaabilay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ay marti-qaad ka heleen.

DSC_0010Kulan balaadhan oo qado sharaf ah ayaa ka dhacay Hotel Kempinski, oo ay ku kulmeen Saddexda Madaxweyne ee Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Muumin.

Kulankan ayaa noqonaaya kulankii ugu horeeyey ee ay maanta isku arkaan saddexda madaxweyne iyadoo kulankan ka xigana la filaayo inuu si rasmiya u furidoono wada hadalka labada Dal ee Somaliland iyo Soomaaliya kuwada yeelan doonaan Dalka Jabuuti.

Maalinta Berri ah oo ballamay kulan dhexmara labada madaxweyne, ayaa  la filayaa inay arrimo badan oo kala duwan kaga wadahadli doonaan kulammada la sheegay inay dhex-mari doonaan, iyaga oo wararku intaas ku dariyaan in Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh si gaar ah u kulmi doonaan inta ay ku sugan yihiin Jabuuti.

DSC_0016 DSC_0015 DSC_0012 DSC_0008 DSC_0007

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories