Warbixin lagu shaaciyey Tirada Budhcad-badeedda ku xidhan Xabsiga Hargeysa iyo qaar dhowaan loo soo wareejinayo
Seychelles (SLpost)- Warbixin xambaarsan xog-ururin laga sameeyey tiro-koobka maxaabiista falalka budhcad-badeednimo loogu xukumay Maxkamado ku yaalla waddanka Seychelles, ayaa daboolka ka qaadday tirada budhcad-badeed...
Wasaaradda Maaliyadda oo Kastam-cashuureedkii u horreeyey ka Hirgalisay magaalada Buuhoodle
Burco (SLpost)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay muddada 23-ka sanno ah ee Somaliland jirtay Kastam Cashuureed ka hirgelisay degmada Buuhoodle oo aanay...
Maxkamad ku taala dalka Seychelles oo Burisay Xukun lagu riday Soomaali Falal Budhcad-badeednimo ku eedaysnaa iyo tirada Dadka Xoriyaddooda helay
Ile du Port (SLpost)- Maxkamad Racfaan oo ku taala magalada Ile du Port ee waddanka Seychelles, ayaa xabsiga ka sii daysay saddex maxbuus Soomaali...
Jaaliyadda Somaliland ee Bristol oo Mooshin u gudbiyey Golaha Deegaanka Magaaladaa iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay
Bristol (SLpost)- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, ayaa golaha deegaanka magaaladaas u gudbiyey mooshin ay kaga dalbanayaan sidii loo...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo munaasibad soo-dhawayn ah loogu sameeyey Waddanka Faransiiska oo uu gaadhay
Paris (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo socdaal ku jooga qaaradda Yurub, ayaa soo dhawayn ballaadhan loogu sameeyey...
“Annaga iyo dawladda farqiga noo dhaxeeyaa waxaa weeyaan waa Awdal oo aan idhaahdo Xuquuqdeedii ha la siiyo, tabashadeeda ha la dhagaysto” – Faysal Cali...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cai Waraabe, ayaa sheegay inuu mar kasta sheego in Somaliland ku fadhido Siyaayadda ama...
Maayarka Hargeysa oo dhiggiisa Caasimadda Ethiopia ka dalbaday taageero la xidhiidha Aqoonta Qorsheynta Magaalooyinka iyo Dhismaha Jidadka
Addis Ababa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Khamiistii Shalay kulan la yeeshay Maayarka Caasimadda dalka Itoobiya ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

