Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Wasiir Samaale oo ka hadlay Go’aankii Beeshiisu ku reebtay, una jawaabay Suldaanka Beelaha Subeer Awal

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa markii koowaad si adag uga hadlay go’aan lagu sheegay in beeshiisu ku kala reebeen musharixiin...

Taageerada Guddi-Beeleed mise Kasbashada Aqlabiyadda Golaha-Dhexe ee Xisbiga, Midkee lagu noqdaa Murashaxa Madaxweyne? – W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)

Muddo hadda laga joogo 12 sano (December 2002), waxay ummadda Jam. Somaliland qaateen Nidaamka Dimuqraadiyadda iyo Hannaanka Xisbiyada Badan. Ujeedada ugu weyn ee arrintaa...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Digniin u jeedisay Xisbiyada Mucaaradka ah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin u jeedisay Siyaasiiyiin Xisbiyada Mucaaradka ee dalka oo ay ku eedaysay inay sifo khaldan oo waxyeello u geysanaysa...

Qodobbada ugu Xaasaasisan Masiirka Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia oo la muddeeyey

DJIBOUTI (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa go’aamiyey isla markaana heshiis ku gaadhay in wada-hadallada soo socda ee labada waddan oo lagu qaban doono...

Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka yidhi Dhex-dhexaadinta Ismaacil Cumar Geelle iyo Heshiiska dhexmaray Xasan Sheekh?

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hadlay is-faham iyo heshiis maanta dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku dhexmaray magaalada Djibouti,...

Waa Kuma Wasiirka Macdantu? Somaliland Maxuu ka Hergalieyey?

Waa wasiir afgaaban ,shaqo badan , xidhiidh qoto-dheer la leh caalamka saliida , waa nin dhexdhexaad ah ,waxaa uu ku jirra wasiiradda Quraba jooga...

Nuxurka war-murtiyeed Heshiishyo Cusub ku jiraan oo ka soo baxay Kulan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya ku yeesheen Djibouti

Djibouti (SLpost)- Shir maanta magaalada Djibouti ee ku dhex-maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img